Dhageyso:-Guddoomiye Shuute oo farriin u diray Warbaahinta

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, G/Sare Xasan Cali Nuur (Shuute)" ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalka Dalka soomaaliya...

Faahfaahino kasoo baxaya muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

0
Wararka ka imaanaya deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalo Xeebeedka Cape town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay halkaasi...

Dowladda Soomaaliya oo lagu amray inay dib ula noqoto 9-ka xubnood ee EALA ...

0
Maxkamadda Sare ee East African Court of Justice (EACJ) ayaa maanta ku dhawaaqday go’aan taariikhi ah oo ay ku xukumeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya inay...

Puntland: Maqaamka Muqdisho cid si gaar ah u sheegan karta ma jirto

0
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in maqaamka rasmiga ah ee caasimadda Soomaaliya uu ku cad yahay qodobka 9-aad ee Dastuurka Ku...

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) oo qarka u saaran in ay xeranto

0
Hay'adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Ayaa qarka u saaran in la xeranto ka markii iyo Maxamuud Macalin Cabdulle oo shaqaalaha mushaaarka ka jartay...

Sweden oo xirtay nin Siiriyaan ah oo doonyay inuu ku biiro Daacishta Soomaaliya ka...

0
Sweden ayaa dacwad ku oogtay nin 23 jir ah oo Swedish-Syrian ah, kaas oo lagu eedeeyay dambiyo argagixiso, oo ay ku jiraan isku dayo...

Booliiska Gobolka Banaadir oo xiray Haweeney la sheegay in ay dishay Seygeeda

0
Booliiska Gobolka Banaadir ayaa howlgal uu ka sameeyay Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho waxa uu kusoo qabtay Faadumo Maxamed Cismaan oo ku eedeysay in...

Dowladda Fedaraalka oo maanta dalka dib ugu soo celisay 165 ruux

0
Waxaa maanta dalka dib loogu soo celiyay ilaa 165 ruux oo ah muwaadiniin Soomaali ah oo mudo ku xanibnaa dalka Liibiya oo ay ku...

Somaliland oo diyaaradaha ku amartay in rakaabka Hargeysa u socda iyo kuwa ka dhoofaya...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa diyaaradaha ku amartay in dadka ka dhoofaya Hargeysa ee meel saddexaad u socda, iyo kuwa meel saddexaad kasoo dhoofay ee u...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Shuruuc iyo Heshiisyo Muhiim ah

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo kulanka lagu meel mariyey shuruuc, istaraatiijiyado iyo heshiisyo muhiim ah. Kulanka oo uu guddoomiyay...