Puntland oo sheegtay in dowladnimada Soomaaliya ay halis weyn ku jirto, loona baahan yahay...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo aad u adag, taas oo si toos ah halis...
Kooxda Al-shabaab oo isaga baxday deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan
Al-shabaab aya ka baxay deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Al-shabaab ayaa waxaa ay faarujiyeen deegaanada kala ah Teedaan iyo Bukure oo ku yaala...
Puntland oo ka digtay safarka madaxweyne Xasan Sheikh uu ku tagayo magaalada Laascaanood
Puntland ayaa ka digtay safarka uu madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku tagayo magaalada Laascaanood ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, halkaas oo la sheegay...
Xassan Shiikh oo booqasho xasaasi ah ku tagaya Magaalada Laascaanod
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta Khamiista u safri doona magaalada Laascaanood, ee caasimadda gobolka Sool
Wuxuu ka qeyb gali doonaa caleema saarka Madaxweynaha...
Ciidamada amaanka degmada Baardheere oo gacanta kusoo dhigay mid ka mid ah Saraakiisha ugu...
Ciidamada amaanka ee ka howlgala degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa gacanta kusoo dhigay mid ka mid ah saraakiisha ugu halista badnaa kooxda Al-shabaab...
Imaaraadka oo bilaabay in agabka ciidan uu kala baxo Soomaaliya
Dowladda Isu Tegga Imaaraadka Carabta ayaa bilowday inay daad gureyso agabka ciidan iyo shaqaalaha ka jooga gudaha Soomaaliya, kadib markii dowladda federaalka ay todobaadkii...
Wasiirka Arrimaha dibeda China oo ka baaqday safarkii maanta ee Muqdisho
Socdaalkii Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha, Wang Yi, ee maanta lagu waday inuu ku yimaado Muqdisho ayaa dib u dhacay.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya inuu u...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in hlkaas Xalay lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Kadiye Maxamuud Cabdi Dhicisow.
Allah u...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha oo maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Shiinaha Wang Yi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu wada in saacadaha soo socda ee maanta soo gaaraan wajahan...
Maraykanka oo Soomaaliya ku daray dalal ka badan 20 oo lagu soo rogay digniinta...
Maraykanka ayaa soo saaray digniintiisii ugu sarreysay ee safarka, Heerka 4aad ee ah “Ha Safrin”, taas oo lagu dabaqay in ka badan 20 dal,...









