Wadooyinka Muqdisho oo saakay oo Jimca ah xiran
Shacabka reer Muqdisho ayaa saakay ku soo toosay xirnaanshaha wadooyinka qaar ee magaalada waxaana wararka sheegaan in Muqdisho ay imaanayaan madax ka socoto shiinaha.
Ciidamada...
Israa’iil oo waddamo ay Hindiya kamid tahay ku riixaysa aqoonsiga Somaliland
Dowladda Israa’iil ayaa dadaal xooggan ugu jirta sidii ay waddamo kale ugu qancin lahayd aqoonsiga Somaliland, kaddib markii ay Israa’iil toddobaadyo ka hor noqotay...
Ciidamada Isbahaysiga Sacuudiga: Al-Zubaidi waxa uu tagay Muqdisho inta uusan u safrin Imaaratka
Afhayeenka rasmiga ah ee Ciidamada Isbahaysiga Carabta ee taageera dowladda Yemen, Sarreeye Guuto Turki Al-Maaliki, ayaa shaaca ka qaaday faahfaahin cusub oo ku saabsan...
Mareykanka oo shaaciyey inuu joojiyay taageeradii DF sababo musuq-maasuq dartood+sawirro
Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan barnaamijyada kaalmada Mareykanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sabab uga dhigtay eedeymo sheegaya in saraakiil ka tirsan dowladda federaalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha oo Booqanaya ku imaanaya Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi ayaa booqasho rasmi ah ku imaanaya Magaalada Muqdisho, waxaa lagu wadaa in uu la kulmo Madaxda Sare...
Somaliland oo War Kasoo Saartay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibedda Israa’iil uu ku yimid Hargaysa
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dawladda Israa’iil, Gideon Sa’ar, iyo wefti uu...
Laba Weerar Barakicin Shacab oo Ka Dhacay Dayniile iyo Hodan
Maanta laba weerar oo barakicin ah ayaa lagu qaaday xaafadaha Warlaliska ee degmada Dayniile iyo Soonakey ee degmada Hodan, kuwaasoo si gaar ah u...
Madaxweyne Cirro iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda SRL oo shir jaraa’id ku wada qaban doona...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.
Booqashadaan ayaa ku soo aadeysa laba todobaad kadib markii...
Rabshado xooggan oo ka socda degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir
Rabshado xoogan ayaa ka socda degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ka dib markii ay fooda is dareen shacab careysan iyo ciidamada amaanka dowlada Somalia.
Rabshadahan...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil oo booqasho rasmi ah ku yimid Somaliland
Gideon Sa’ar ayaa la filayaa inuu la kulmo madaxweynaha Somaliland si loo horumariyo iskaashiga siyaasadeed iyo istaraatiijiyadeed ka dib markii Israa’iil ay aqoonsatay madax-banaanideeda,...









