Dagaal Ka Dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

0
Dagaal u dhaxeeyay askar ka wada tirsan ciidanka dowladda federaalka ayaa maanta ka dhacay xaafadda Kaawo Godeey degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan ayaa bilowday...

Wakiilka Soomaaliya u fadhiya qaramada Midoobay oo wajahaya cadaadis iyo baaris ka imanaysa dhinaca...

0
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka ee dawladda Maraykanka Jim O'Nell ayaa xaqiijiyey in Wakiilka Soomaaliya u fadhiya qaramada Midoobay uu qayb ka yahay shirkad caafimaad...

Trump: Musuq-maasuqa Soomaalida Minnesota wuxuu gaari karaa $50 bilyan, kuwa ku lug lehna waa...

0
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in musuq-maasuq ballaaran oo lagu eedeeyay dad Soomaali ah oo ku nool gobolka Minnesota uu aad uga...

Somaliland oo joojisay duulliymaadka Diyaaradda Air Djibouti

0
Somaliland ayaa Jamhuuriyadda Jabuuti ku wargeliyay in uu deegaannada maamulkaas ka joojiyay Diyaaradda Air Djibouti kaddib markii Xukuumadda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay safka...

5 qof oo isku qoys ah oo ku dhintay Dab ka kacay Hargaysa

0
5 ruux oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday Dab ka kacay Guri ku yaalla Magaalada Hargaysa xarunta Maamulka Somaliland, dadka dhintay ayaa la...

Erdogan iyo Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo taageerada midnimadeeda

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wada-hadal dhanka taleefanka ah la yeeshay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Amiir Maxamed Bin Salmaan, kulan si gaar ah diiradda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan siyaasadeed kula yeeshay Muqdisho Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Madaxweynihii hore ee dalka, ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran, Shariif...

Donald Trump oo xoogga saaraya in aan lagula tartamin Koofurta Ameerika

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa la sheegay in uu dejiyay qorshe xooggan oo ka dhan ah sidii uu isaga fogayn lahaa Dalalka Shiinaha iyo...

Somaliland oo Taageertay Tallaabada uu Maraykanku Kusoo Qabtay Madaxweynihi Venezuela

0
Somaliland ayaa taageertay tallaabadii uay ciidamada Maraykanku Kusoo qabteen Madaxweynihi hore ee dalka Venezuela, Nicolas Maduro, iyo xaaskiisii oo ay ku tilmaantay tallaabo dib...

Sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland iyo labo askari oo lagu dilay qarax ka dhacay...

0
Ugu yaraan labo askari iyo sarkaal ciidan ayaa ku geeriyooday, in ka badan shan kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib qarax xooggan oo saakay...