Cabdifitaax Cali Xasan oo lagu toogtay fagaare ku yaala duleedka degmada Guriceel
Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee Shalay fagaare ku yaala duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ku toogtay Cabdifitaax Cali Xasan...
Labo Askari oo Ka Tirsan ciidamada Kenya oo Ku Geeriyooday Qarax Miino oo Al-Shabaab...
Labo askari oo ka tirsan cutubka ilaalada xuduudaha Kenya ayaa ku dhintay qarax miino oo ay maleegeen dagaalyahanno Al-Shabaab ah kadib markii gaarigii ay...
Turkiga oo rajo ka muujiyay wada hadallada Ukraine iyo Ruushka
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in wadahadallada u dhaxeeya dalalka Ruushka iyo Ukraine ay meel fiican marayaan, isla markaasna rejo laga qabo...
Puntland: Mashaariicda caalamiga ah oo hoos u dhacay 57%
Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa soo bandhigtay miisaaniyadda sanadka 2026, taas oo muujinaysa hoos-u-dhac ku yimid mashaariicda caalamiga ah iyo qorshaha maalgelinta guud ee dowladda.
Agaasimaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nairobi kula kulmay dhigiisa Kenya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, ayaa kulan muhiim ah...
Howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah looga bixiyay howgal Xalay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen deegaanka Buula...
Golaha Aqalka Sare oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya
Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya, kadib kulan ay...
Wararkii ugu Dambeeyay Diyaaradaha Maraykanka oo duqeymo ka fuliyay Gobolka Bari
Diyaaradaha Maraykanka ee Duulliye la’aanta ah (Drones) ayaa duqaymo ka fuliyay deegaanno katirsan Gobolka Bari Dowlad-Goboleedka Puntland oo saldhigyo u ah Daacish sida wararka...
DHAGEYSO :Maamulka gobolka Hiiraan oo digniin adag u diray dadka hubka sida sharci darada...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Xuseen Maxamed ayaa maanta si adag uga hadlay xaalada amni daro ee ka jirta guud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne...
Puntland oo 7 cishe u qabatay dadka uga guuraan tuulooyinka ku dhow togga Baallade
Puntland ayaa dadka ku nool tuulooyinka ku dhow togga Baallade u qabatay toddobo maalmood inay kaga guuraan deegaanka, si ay u goyso sahayda lagu...









