Puntland oo digniin adag u dirtay cid kasta oo hub sidata oo aan kamid...

0
Puntland ayaa digniin xooggan u dirtay cid kaste oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga, iyadoo sheegtay in aan hadda kaddib laga...

DHAGEYSO :Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo balan qaaday inuu wax ka qabanaayo falalka...

0
Gudoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Xuseen Maxamed oo Xalay si rasmi ah ula wareegay xilkaan ayaa balan qaaday inuu wax badan ka...

Switzerland oo qorsheyneysa duulimaad qarsoodi ah oo lagu celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed

0
Switzerland ayaa qorsheyneysa inay si qarsoodi ah ugu celiso Muqdisho dhowr muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo sameynaysa duulimaad qarsoodi ah. Weli lama oga kaalinta ay dowladdu...

Wararkii ugu Dambeeyay qarax ka dhacay degmada Afgooye

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha qarax ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo gaystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo...

Puntland oo joojisay mushaarkii ay siin jirtay ciidamada ka jooga Sool iyo Cayn

0
Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay joojiyeen mushaaraadkii iyo raashiinkii ay siin jireen ciidamada ku sugan gobolada Sool iyo Cayn, kadib markii deegaanadaasi...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo dhinacyada Suudaan isku haya ugu baaqay wadahadal

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan degdeg ah ka yeeshay dil wadareedkii ka dhacay Magaalada Al-Faashir ee Jamhuuriyadda Suudaan ayaa gunaanadkii fadhigaas waxa...

Madaxweynaha Dowladda Jubaland oo maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada

0
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa ka warbixisay xaaladda amniga guud ee deegaannada Jubaland, iyadoo si gaar ah u sharaxday xaaladda ka dhalatay colaadaha beelaha ee...

Kaarka aqoonsiga ee NIRA oo noqday il dhib iyo laaluush dad badan ay kala...

0
NIRA Card Kaarkan oo muhiim u ah helitaanka adeegyada Dowladeed sida dhalashada, baasaboorka, iyo aqoonsiga rasmiga ah, ayaa noqday il dhib iyo laaluush dad...

Doon ganacsi oo laga leeyahay India oo ku gubtay Xeebaha Soomaaliya

0
 Doon ganacsi oo lagu magacaabo “Fazle Rabbi” (M.S.V. 2192) oo laga leeyahay dalka Indiya ayaa ku gubtay xeebaha Soomaaliya markii dab si lama filaan...

Ku dhawaad 20 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal ka dhacay Jubbada Hoose

0
Ciidanka Kumaandooska Danab iyo kuwa hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland oo garab ka helaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgalo khasaare xoogan lagu gaarsiiyay Al-shabaab ka...