Ciidamada ammaanka DG Puntland oo baaraya Doon ay ku qabteen Budooyinka qaraxyada & Dad...
War kasoo baxay Ciidamada Badda Dowlad-Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay Degmada Xeebta leh ee Eyl in lagu qabtay...
Ciidamada Jubbaland oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay gobolka Jubbada Hoose
Ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose ka fuliyay howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab.
Howlgalkaan ciidanka Daraawiishta Jubbaland ka sameeyeen...
Turkiga oo sheegay inuu bilowday dhismaha saldhiga laga diri doono Dayax gacmeedyada
DowladdaTurkiga ayaa si rasmi ah u bilowday dhismaha saldhigga hawada sare ee laga gano gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, kaas oo markii ugu horreysay laga hirgelinayo...
XFS oo Dalal kala duwan kala kaashanaysa xal u helista xaaladaha ka dhashay Abaaraha
Xukuumadda Dan-Qaran ayaa billowday kulamo xal loogu raadinayo xakamaynta abaaraha ka jira qaybo kamid ah Dalka, Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maalmo gudahood...
Deg Deg:-Eritrea oo Go’aansatay Inay Ka Baxdo IGAD
Dowladda Eritrea ayaa maanta ku dhawaaqday inay ka baxday xubinnimada urur gobolleedka IGAD, kaddib warsaxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay ajandaha shirka Kismaayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay ajandaha shirka mcuaaradka isugu imaan doonaan magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in ujeeddadiisu tahay in...
Senator Ted Cruz oo sheegay in Somaliland ay muhiim u tahay gaadhista danaha Maraykanka...
Dood si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha badda iyo ammaanka gobolka Geeska Afrika oo ka dhacday Guddiga Arrimaha Dibadda ee Senate-ka Maraykanka, ayuu...
Qoysas horleh oo Abaar darteed uga barakacay Gobolka Bakool
Deegaanno katirsan Gobolka Bakool ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka barakacay qoysas badan oo saamayn taban ku reebtay abaarta ka jirta qaybo kamid ah...
Laamaha Amniga Dhuusamareeb oo soo qabtay Ragg lagu tuhunsan yahay inay qayb ka...
Laamaha Amniga magaalada Dhuusamareeb ayaa soo qabtay Ragg lagu tuhunsan yahay inay qayb ka ahaayeen dil xalay ka dhacay caasimadda Galmudug.
Wararka ugu danbayey ee...
Booliska Soomaaliya oo magaalada Muqdisho ku soo bandhigay laba Wiil oo wada dhalatay
Booliska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay laba Wiil oo wada dhalatay, oo Mataane ah kuwaas oo horey loo sheegay in uu...









