Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa manta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Sacuudi Carabiya ee u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed...

Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka saartay dhinacyada ku lug leh askaraynta carruurta

0
Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Booliiska iyo kuwa Milatariga ee Dowladda Soomaaliya laga saaray dhinacyada lagu eedeeyay askaraynta carruurta ee goobaha...

Qarax Ismiidaamin ah oo xalay ka dhacay Muqdisho

0
Qarax xoogan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir kaasoo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Sida wararku sheegayaan qaraxa oo ahaa...

Faahfaahino laga helayo duqeymo laga fuliyay gobolka Jubbada Dhexe

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal duqeyn ah oo saacadihii la soo dhaafay Diyaarado dagaal ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Dhexe. Qoraal kooban...

Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandhayn ku sameeyay badhasaabada gobolada

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay 7 mas’uul oo uu u igmaday xilal badhasaab oo cusub,...

Faahfaahino ka soo baxaya duqeymo ka dhacay deegaanno hoos yimaada Afgooye

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanno hoos yimaada magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Duqeymaha ayaa...

Sheekh Shariif: “Doorashada qof iyo cod magac uun bay ka tahay, dalka wuxuu ku...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay in dadka Soomaaliyeed aan weli loo diyaarin hannaan doorasho oo...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay gobolka Baay

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo wado nadiifin ah oo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ka sameeyeen...

Trump: Ilhan Cumar waxay ka timid dal ku jira xaaladda ugu liidata adduunka

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale hadallo kulul ka jeediyay dadka tahriibayaasha Soomaaliyeed iyo xildhibaan Ilhan Omar intii uu socday kulan diiradda lagu...

Ganacsatadii Dalkooda aaminay oo Hadana Dhibana u ah Ciidamada Dowlada Soomaaliya

0
Ganacsatadii dalkooda aaminay si ay nolol maalmeedkooda ugu helaan suuqyadada kala ah Xamarweyne & Suuq-bacaad ayaa dhiban waxaana kudhawaad 10-Maalmood xiran Ganacsiyadooda Kadib Lacago...