Dowladda Federaalka oo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya kala hadashay amniga Doolow
Dowladda Federaalka ayaa saacadihii la soo dhaafay isku dayaysay in Ciidamo dheeraad ah la geeyo magaalada Doolow ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay ku...
Saddex Waddo oo Muhiim ah oo Muqdisho ku yaalla oo Dib Loo Furay
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah dib ugu furay saddex waddo oo muhiim ah oo muddo xiranayd sababo la xiriira arrimaha amniga,...
10 askari oo katisran ciidanka Puntland oo ku geeriyoodoy qarax lagula eegtay Calmiskaad
10 askari oo ka tirsan Ciidanka amniga Puntland ayaa ku geeriyooday, halka 5 kalena ay ku dhaawacmeen qarax lagula eegtay waddada Daraymadoobe, oo u...
Qarax khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay magaalada Baledweyne
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooganaa oo jugtiisa si weyn looga maqlay xaafado ka tirsan magaalada Baledweyne, kasoo ka dhacay barqanimadii maanta...
Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay mustaqbalka Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire Moukhtar Osman Kaire, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay wafdi...
DEG DEG: Raila Odinga oo ku geeriyooday dalka Hindiya
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya, Raila Odinga ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Hindiya, oo maalmahan lagu daaweynayay, kadib xaalado caafimaad...
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay dagaal yahan ka tirsan Daacish oo ku sugnaa...
Ciidamada daraawiishta Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Togga Balcad ee gobolka Bari waxa ay ku soo qabteen nin u dhashay dalka Turkiga...
Madaxweynaha Somaliland oo safar ugu baxay Itoobiya
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa saaka safar ugu baxay dalka Itoobiya, iyadoo xukuumaddu ay safarkiisa ku sheegtay mid salka ku haya kor...
Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay askar dhac ka geysanaystay Duleedka Muqdisho
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgalo ka kala dhacay Ceelasha Biyaha iyo Dayniile ku soo qabtay kooxo burcad ah oo ku eedeysan inay khal-khal geliyeen...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Digniino soo saaray
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu gacanta ku hayo gal-dacwadeedyo la xiriira cayda, aflagaadada, sumcad dilka, isku dirka bulshada, faafinta muuqaallo...









