Hay’adaha ammaanka DFS oo gacanta ku dhigay Kooxo Dad ku dhacay Magaalada Muqdisho
Laamaha amaanka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay kooxo hubeysan oo dhac u geysan jiray dadka shacabka ah...
Warqad uu Madaxweynaha Somaliland aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah ugu diray warqad madaxda caalamka, gaar ahaan Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump, isaga oo...
Masar oo ku jirta diyaar garowgii ugu dambeeyay oo ay ciidamo ugu soo dirayso...
Dowladda Masar ayaa dhamaystireysa diyaar garowga ay ciidamada ugu dirayso Soomaaliya, si ay uga qaybqaataan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSSOM).
Wafdi...
DHAGEYSO :Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay inuu lasoo afjaray Daacishtii ka dagaalamaysay Calmiskaad
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku dhawaaqay in Puntland ay guul weyn ka gaartay dagaalkii ay kula jirtay ururka Daacish, isagoo sheegay in...
Askar ku eedeysan dhac dadweyne oo lagu qabtay gudaha magaalada Muqdisho
Ciidanka Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhigga Garasbaaley ee magaalada Muqdisho ayaa ku gacanta kusoo dhigay rag ku eedeysan iney dhac u...
Diinsoor: Dagaal ka bilawday haween la kufsaday oo geystay dhimasho badan
Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay illaa 21 kalana way ku dhaawacmeen dagaal toddobaadkii lasoo dhaafay ka qarxay degmada Diinsoor ee gobolka Baay,...
Dowladda Maraykanka oo duqeymo ka fulisay togga Baallade ee Calmiskaad
Dowladda Maraykanka ayaa xalay duqeymo ka fulisay togga Baallade, halkaas oo ay weli ku sugan dagaalamayaal katirsan kooxda Daacish.
Ilo amni oo ka tirsan Puntland...
Ciidamada Dowladda Federaalka oo howlgallo ka dhan ah ‘AS’ ka sameeyay Shabeelaha Hoose
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah ‘AS’ ka sameeyay deegaanno hoostaga Magaalada Awdheegle Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed sida ay...
In ka badan 30 Muhaajiriin ah oo ku geeriyootay doon kula degtay Xeebaha dalka...
Ku dhaawaad 40 ruux oo ah muhaajiriin kasoo jeeda dalalka xaraha ka hooseeya ayaa la xaqiijiyey iney ku dhinteen xeebaha dalka Tunisia, kadib markii...
Ciidamada Galmudug oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay deegaano ka tirsan Galgaduud
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Galmudug gaar ahaan qeybta Gorgorka ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolada Ceellahelay...








