Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Darajooyinka Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Shuruuc Muhiim ah oo Qaranka...

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Saalax Axmed...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xiritaanka hay’adda USAID uu si weyn u saameeyay dhaqaalaha...

0
Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya, ayaa sheegay in xiritaanka Hay’adda Maraykanka u qaabilsanayd Horumarinta Caalamiga ah (USAID) ay saameyn weyn ku yeelatay dhaqaalaha dalka. Hodan...

Al-shabaab oo xalay dagaal ku qaaday Xudur

0
Maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool. Dagaalka ayaa ka dhacay meel ku dhow 8...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la sheegay inuu ka hor istaagay wafdigii xildhibaanada ahaa inay...

0
Warar aan ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed “Laftagareen” uu soo saaray amar uu...

Axmed Madoobe oo sheegay in Sirdoonka Jubaland ay kaga horeeyso xog helista sirdoon Hay’adda...

0
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si adag u sheegay in hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Jubaland (JISA) ay haatan tahay hay’adda ugu awoodda...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay qorshaha dirista ciidamada Masar ee hawlgalka AUSSOM

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisaalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa Masar, Badr Abdelatty oo ku kulmay shirweynaha shanaad ee Aswan ee Nabadda iyo Horumarka...

Xukunka Maxkamadda Galgaduud ee Dilkii Hooyada iyo Carruurteeda oo Caro Badan Dhaliyay

0
Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa xukun ku riday saddex nin oo loo haystay inay ka dambeeyeen dil arxan darro ah oo lagu laayay hooyo Soomaaliyeed...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii gobolka Hiiraan

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye. Wareegto kasoo baxday Xafiiska...

Guddoomiyihii hore Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan yihiin...

0
Guddoomiyihii hore Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in wafdi uu hoggaaminayo ay ku wajahan yihiin Magaalada Baydhabo xarunta kumeel-gaarka ah...

Madaxweyne Firdhiye oo soo magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood

0
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Cali (Firdhiye), ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday...