Dhalinyaro Badan oo Tahriibtay ka Dib markii ay la kulmeen caddaalad Darro

0

Soomaaliya sanadihii ugu Dambeeyay waxaa aad ugu socday arin muran Badan dhalisay oo ah xaraashka dhulka Danta Guud, iyo kan ay shacabka Deganyihiin,Dhul Badan oo horay ugu jiray gacanta Bulshada Gaar ahaan Guryaha Dadka Danyarta ah ayaa lagu wareejiyay Ganacsato,Taasoo Dhalisay caro xooggan iyo kalsooni Darro Bulshada Dhaxdeeda ah. Dhibaatada ugu Daran Waxay ku dhacday Dhalinyarada kuwaas oo horay ladaalaa...

DHAGEYSO :Askari ka qaybgalay dagaalkii Itoobiya oo cabasho ka ah Xasan Sheikh maxamuud

0

Abe xuseen ayaa fariin ku soo qortay dusha taas oo mujineysa in ay jirto dhibaato uu qabo. Waxaana farintas ay u qorneed sidaan' madaxweynaha jamuuriyada soomaaliya waxaan rabaa in aan kula kulmo hadaa ducadeyda rabto madaxweyne sodon sano fadhiyana inaad noqoto aad rabto ila kulan waxaan ahay ciidankii Dowladii siyaad Barre ka dibne waxaa ka mid noqday Dowladii madaxweyne shariif...

Wararkii ugu Dambeeyay: Diyaaradaha Maraykanka oo duqeeyay Saldhigyo Daacish ay ku leedahay Calmiskaad

0

Diyaaradaha Duulliye la’aanta Maraykanka ee Drones-ka ayaa duqaymo culus ka fuliyay Deegaanno hoostaga Buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari Dowlad-Goboleedka Puntland, saraakiil katirsan maamulkaas ayaa sheegay in la dilay xubno sare oo katirsan Daacish. Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in sirdoonka maamulkaas oo kaashanaya Saaxiibada ka taageerrada weerarrada cirka ah ay heleen xogta xubnaha la beegsaday, kaddib markii lasoo dhammeeyay sahankaasina weerarka...

Xarunta Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa ka jira cabasho xooggan oo ku saabsan Adeega bixinta kaarka aqoonsiga ee NIRA

0

Xarunta Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa ka jira cabasho xooggan oo ku saabsan Adeega bixinta kaarka aqoonsiga ee NIRA, maalinkasta Dad badan ayaa safaf u gala sidii ay u helilahaayeen kaarka aqoonsiga ee NIRA ee Dowlada qasab ka dhigtay in la qaato,Balse Adeegaasi ayaa noqday mid adag oo Dalbashadiiso qaadato maalmo Badan. Xogaha aan helnay ayaa tilmaamaya in xarunta...

Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku kulmay Addis Ababa si loo xoojiyo xiriirka labada dal

0

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yeeshay wadahadallo lagu xoojinayo xiriirka labada dal, taasoo muujineysa tallaabo muhiim ah oo dib loogu soo celinayo xiriirkooda ka dib in ka badan hal sano oo xiisad diblomaasiyadeed. Wafdiga Soomaaliya waxaa hogaaminayay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cali Maxamed Cumar, iyadoo wafdiga Itoobiya uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya. Wada-hadalladan ayaa...

Waa maxay Talaabada uu qaaday Madaxweynaha jabuuti ee halista galineysa Dalkaasi jabuuti

0

Madaxweyana jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta qaaday Talaabo halis gelinkarta mustaqbalka Dalka Jabuuti ,iyadoona maanta Barlamaanka jabuuti ay wax ka badal ku sameeyeen qodob ka mid ah qodobada Dastuurka ee dalkaasi jabuuti, qodobka tilmaamaya da,da qofka Dalkaasi jabuuti madaxda ka noqonakara ama xilka madaxtinimada Dalkaas qofka qaban kara ayaa isbadal lagu sameeyay,iyadoona Dastuurka dalka jabuuti ay horay ugu...

Diyaarada Ethiopia Airlines oo khilaaftay go’aan ka soo baxay Dowlada Somalia

0

Diyaaradda Ethiopia Airlines ayaa u hoggaansantay amar ka soo baxay Somaliland oo ahaa inaan dadka ku socda Hargeysa la weydiin nidaamka eVisa  ee ay soo rogtay dowlada Soomaaliya waxayna meesha ka saartay shuruudaas. Haddii aad raacdo diyaarada Itoobiya oo aad ku socoto Hargeysa, ma jirto cid ku weydiinayaa eVisa. Dhanka kale Somaliland ayaa 15 maalin u qabatay shirkadda Fly Dubai inay...

Hay’adaha ammaanka DFS oo gacanta ku dhigay Kooxo Dad ku dhacay Magaalada Muqdisho

0

Laamaha amaanka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay kooxo hubeysan oo dhac u geysan jiray dadka shacabka ah xili howlgalo adag ay ka sameeyeen degmooyinka gobolka Banaadir. Laamaha ammaanka ayaa tilmaamay in howlgalkan uu muujinayo dadaallada ay dowladdu waddo ee lagu xoojinayo ammaanka caasimadda Muqdisho. Howlgalka ayaa waxaa si gaar ah u fuliyay Ciidamada Booliska...

Warqad uu Madaxweynaha Somaliland aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay

0

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah ugu diray warqad madaxda caalamka, gaar ahaan Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump, isaga oo ka codsaday in Somaliland loo aqoonsado dal madax-bannaan oo buuxa. Warqadda oo cinwaankeedu yahay “Codsi ku saabsan Aqoonsiga Rasmi ah oo la siiyo Jamhuuriyadda Somaliland”, ayaa madaxweynuhu ku faahfaahiyay sababaha taariikheed, sharci iyo bani’aadantinimo ee Somaliland...

Masar oo ku jirta diyaar garowgii ugu dambeeyay oo ay ciidamo ugu soo dirayso Soomaaliya

0

Dowladda Masar ayaa dhamaystireysa diyaar garowga ay ciidamada ugu dirayso Soomaaliya, si ay uga qaybqaataan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSSOM). Wafdi ciidan oo ka socday Masar ayaa toddobaadkan booqday magaalada Muqdisho, taasoo qayb ka ah qorshaha Qaahira ee ku aaddan ka-qaybgalka howlgalka. Warbixin uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay soo saaray bishii Abriil 2025 ayaa muujisay in...