Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Hoose ee Burco oo Musuqmaasuq Loo Xiray
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Somaliland ayaa xabsi dhexe ee magaalada Burco u taxaabay toddoba masuul oo ka tirsan Dawladda Hoose ee Degmada Burco, kuwaas oo lagu eedeeyey lunsi hantiyeed. Masuuliyiinta la xidhay oo uu magacyadooda baahiyay Xafiiska Hanti Dhawrka Guud ayaa kala ah: 1. Amiin Cabdillaahi Yaasiin – Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Degmada Burco 2. Diiriye Sugaal Rooble – Madaxdii Jaangoynta Dhulka....
Kheyre iyo Rooble oo Madaxweyne Xasan Sheekh Digniin Culus u Diray
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag u dhaliilay hannaanka ay Xukuumadda Federaalka ku wado arrimaha dastuurka iyo jihada siyaasadeed ee dalka, isagoo sheegay in muddada kooban ee ka harsan muddo-xileedka dowladda aysan suurtagal ka dhigi karin xalinta arrimaha masiiriga ah ee dalka. Kheyre ayaa sheegay in saddexda bilood iyo saddexda maalmood ee ka haray muddada...
Ciidanka Booliska Somaliland oo baadhaya Askar dhiibaato u gaysatay Nin u dhashay Suuriya
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa war ka soo saaray warar lagu baahiyey baraha bulshada oo la xidhiidha kiis nin u dhashay dalka Suuriya, kaas oo muuqaalladiisa lagu faafiyay baraha bulshada, iyada oo ciidamo booliis ahi ay dhibaataynayaan. Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska ayaa lagu xaqiijiyey in ninkaas loo jiray waaran qabasho oo ay soo saartay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya shirka Midowga Afrika ee ka dhacaya Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, si uu uga qeyb galo Shirka 39-aad ee Madaxweynayaasha iyo Madaxda Dowladaha Midowga Afrika (AU). Inta uu socdo shirka, Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu jeediyo khudbad ku saabsan xaaladda guud ee Soomaaliya, isagoo si gaar ah diiradda u saari doona guulaha laga gaaray...
Maxaa hortaagan inuu furmo Shirka Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka?
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayaan dhinacyada Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqabalka ee ay ku mideysan yihiin xubnaha Mucaaradka, Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Arrinka ugu muhiimsan ee diiradda lagu saarayo kulamada gaar gaar ah ayaa ah goobta lagu qabanayo shirka Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka, kaasi oo uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Shiikh. Dowladda Federaalka...
Masar oo xaqiijisay inay Soomaaliya usoo dirtay Ciidamo iyo Diyaarado Militery
Dowladda Masar ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay ciidamo iyo Diyaarado Military oo ka mid noqonaya Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ay u soo dirtay Soomaaliya. Ku dhawaaqistan ayaa timid kaddib markii Madaxweynaha Soomaaliya Dowladda Masar ay ku casuuntay hoggaanka sare ee militariga Masar inuu goobjoog ka noqdo diyaargarowga ciidanka Masar ee loo qoondeeyay...
Shacabka Degmada Wadajir oo amni darro ka cabanaya
Xaaladda amniga ee Degmada Wadajir ayaa la soo sheegayaa inay si weyn u xumaatay waqtiyadii u dambeeyay, iyadoo ay jiraan cabashooyin ka imanaya shacabka oo ku saabsan dilal, dhac, iyo kooxo hubeysan oo dhibaato u geysta dadweynaha. Xaaladda Amiga: Amniga degmada Degmada Wadajir ayaa lagu tilmaamay mid faraha ka baxay, iyadoo laamaha amniga ay qireen inuu yahay mid ka mid...
Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan oo noqday dalalka ugu musuqmaasuqa badan dunida
Dalalka Koonfurta Suudaan iyo Soomaaliya ayaa noqday kuwa ugu musuqmaasuqa badan caalamka, sida lagu sheegay Warbixinta Tusmada Aragtida Musuqmaasuqa ee 2025 (Corruption Perceptions Index – CPI) oo ay soo saartay hay’adda Transparency International. Warbixintu waxay muujisay in Koonfurta Suudaan iyo Soomaaliya ay wadaagaan dhibcaha ugu hooseeya, iyagoo helay 9 dhibcood oo keliya 100 dhibcood ee darajada, taas oo ka tarjumaysa...
Transparency International oo daabacday Tusaha Aragtida Musuqmaasuqa ee 2025, Sannadkii saddexaad oo xiriir ah
Transparency International waxay daabacday Tusaha Aragtida Musuqmaasuqa ee 2025, Sannadkii saddexaad oo xiriir ah, Ingiriisku waxa uu ku sii dheggan yahay kaalinta 20aad ee adduunka. Wax badan oo ku saabsan weli, dhibcaha waxay hoos ugu dhaceen 70 100-kii ugu hooseeyay taariikhda Tusaha tan iyo dib u habeyntii ugu weyneyd ee 2012. Tan kaliya maahan tirooyinka shaxda. Waxay ku saabsan tahay...
Ra’iisul Wasaare Hamza Lacag Sharci-darro ah Joojiyay, Mid Kalena la Sharciyeeyay?
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo lacag sharci-darro ah oo muddooyinkii u dambeeyay laga qaadayay musaafiriinta ka dhoofaya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Lacagtan ayaa la sheegay in Wasiirka Caafimaadka uu kusoo rogay, iyadoo $30 doolar looga qaadi jiray buug caafimaad qiimihiisu ahaa wax ka yar hal doolar. Go’aankan ayaa yimid xilli...









