Diyaarada F16 ee dhowaan Turkigu keenay oo saakay iyagoo jawi hoose ku duulaya lagu arkay hawada Muqdisho

0

Warbixino soo baxayay saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegaya in Turkigu uu Soomaaliya ku wareejisay diyaarado dagaal oo nooca F-16 ah, tallaabadaas oo si weyn oo muujinaysa sii xoojinta iskaashiga difaaca ee u dhexeeya labada dal. Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in Soomaaliya ay heshay saddex 3 diyaaradood oo F-16 ah, kuwaas oo la keenay magaalada Muqdisho 28-ka bishan Janaayo...

Puntland oo xukun qisaas ah ku fulisay haweeney magaalada Gaalkacyo ku dishay gabadh 14 jir ah

0

Puntland ayaa saaka fulisay xukun qisaas ah oo lagu riday haweeney lagu magacaabo Hodan Maxamuud, taas oo lagu helay dilka gabadh 14 jir ahayd oo la oran jiray Saabiiriin Saylaan Cabdille. Hodan ayaa lagu toogtay magaalada Gaalkacyo, kaddib markii qoyska gabadha la dilay ay doorteen in caddaaladda shareecada Islaamka loo maro, iyagoo dalbaday in xukun qisaas ah la fuliyo. Maxkamaddu waxay...

Cabdiraxman Cirri oo u safray Imaaraadka laba todobaad ka dib markii dalka laga Cayriyay

0

Cabdiraxman Cirro, Madaxweynaha Maamulka Somaliland, ayaa maanta u safray dalka Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono hogaamiyaan ka socda Imaraadka Carabta sida ay sheegeen saraakiil la socotay safarkiisa. Socdaalkan ayaa imanaya labo todobaad kadib markii gudaha Soomaaliya laga saaray Imaaraadka, ka dib markii Xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Xamsa ay burburisay dhammaan heshiisyadii horey ula galay dowladda Imaaraadka. Imaaraadka Carabta...

DEG-DEG: Xildhibaano dhaawac halis gaaray iyo dagaal ka dhex socda gudaha hollka

0

Xarunta uu si kumeel-gaar ah ugu shiro Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa maanta la geeyay ciidamo dheeraad ah kana tirsan Booliiska si loo xakameeyo Xildhibaannada diidan hab maamulka Guddoonkooda uu ku meelmarinayo ajandaha miiska yaalla. Inkasta oo Warbaahinta maanta laga joojiyay si aysan u tebin muuqaallada Isugu jira Dareenka Xildhibaannada ee kulanka, is hor istaaggooda furmashada iyo dhammaan dhacdooyinka ka jira...

Midowga Yurub oo niyad jab ka muujiyay dib u dhaca ku yimid shirka wadatashiga Soomaaliya

0

Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa muujiyay niyad-jab ku saabsan dib-u-dhacyada ku yimid diyaar-garowga wadahadal siyaasadeed oo muddo dheer la sugayay oo lagu qaban lahaa Muqdisho. Di Mauro ayaa ku qortay barta X in ay ahayd arrin ceeb ah in kooxihii hordhaca ahaa ee ka socday laba ka mid ah dowlad-goboleedyada federaalka aysan maanta soo gaari...

Guddoonka Baarlamaanka oo ganaaxay Xildhibaanno

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qoraal uu soosaaray ku ganaaxay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo 28kii Janaayo 2026 rabshad ka dhex sameeyay kulankooda oo ugu danbayn lagu kala tagay. Qoraalka ayaa lagu sheegay magacyada xubnaha la ganaaxay oo isugu jiray Muxaafid iyo Mucaarad kuwaas oo qaarkood isu gacan qaaday inkasta oo markii danbe ay ka...

Jubbaland oo ka hadashay go’aan lagu celiyay diyaarad ay la socdeen ciidamada ilaalada madaxweyne Axmed Madoobe

0

Jubbaland ayaa sheegtay in ay si adag uga xun tahay go’aanka lagu hakiyay safarka wafdi horudhac u ah Madaxweynaha Jubaland iyo ilaaladiisa gaarka ah, kaddib markii Dowladda Federaalka ah ay ka celisay diyaaraddii sidday wafdigan Garoonka  Muqdisho. Jubbaland ayaa sheegtay in safarka diyaaradda si rasmi ah loola socodsiiyay Hay’adda Duulista Rayidka, guddiga qaban-qaabada shirka, iyo laamaha Amniga Dowladda Federaalka ah....

Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee Somaliland oo dib loo dhigay

0

Komishanka Doorashooyinka Somaliland (KDQ) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in aanay suuragal ahayn in doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka lagu qabto waqtigii loo asteeyay ee 31-ka May 2026, kaddib qiimeyn ballaadhan oo lagu sameeyay xaaladda guud ee doorashooyinka. War-saxaafadeed ka soo baxay koomiishanka ayaa lagu sheegay in sababo la xidhiidha abaaro baahsan oo saameeyay gobollada Somaliland, arrimo nabadgelyo oo...

Puntland oo ku eedeysay madaxweynaha dowladda Federaalka inuu qaaday tallaabo lagu fashilinayo shirka Muqdisho

0

Puntland ayaa ku eedeysay madaxda Dowladda Federaalka in ay khatar galiyeen nolosha Saraakiil  iyo Ciidan ka tirsan kuwa illaalada Madaxweynaha Puntland, kuwaas oo safar u ahaa Magaalada Mogadishu iyaga oo hordhac u ah Shirka lagu ballansanaa in uu ka dhaco Magaalada Muqdisho. War-saxafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntlan ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Dowladda Federaalka ah uu qaaday tillaabooyin uu dhammaantood...

Soomaaliya oo maanta wareejinaysa xilka madaxweynaha golaha amnaanka ee Qaramada Midoobay

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeysay muddadii ay hayay hoggaaminta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ee bisha Janaayo, kaddib markii ay si wareeg ah u noqotay Madaxweynaha Golaha. Intii lagu jiray muddadaas, Soomaaliya ayaa hoggaamisay kulammo muhiim ah oo diiradda lagu saaray arrimaha nabadda, amniga caalamka iyo xoojinta iskaashiga u dhexeeya dalalka xubnaha ka...