Home CAYAARAHA Lambarka Cusub Ee Uu Florian Wirtz Liverpool U Xiranayo Xilli Ciyaareedka Cusub...

Lambarka Cusub Ee Uu Florian Wirtz Liverpool U Xiranayo Xilli Ciyaareedka Cusub Oo La Shaaciyay

182
0

Warar cusub oo laga helayo ilo dhow Xiddiga ayaa sheegaya in xiddiga reer Jarmal Florian Wirtz la siin doono lambarka 7-aad ee taariikhiga ah ee Liverpool ka hor bilowga xilli ciyaareedka cusub, sida uu qoray suxufiga DaveOCKOP.

Wirtz, oo kaga soo wareegay Bayer Leverkusen bishii Juun heshiis rikoor ah oo gaaraya £116 milyan, ayaa haatan xirta lambarka 58-aad inta lagu jiro kulamada hordhaca ah ee xagaaga.

Si kastaba ha ahaatee, wararka soo baxaya ayaa muujinaya in lambarka 7-aad loo khaas yeelay xiddigan khadka dhexe marka si rasmi ah loo shaaciyo lambarrada xilli ciyaareedka cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here