Home WARARKA
2
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 9 shuruud hordhigtay Ganacsatada Suuqa wayn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, shuruudahaas waxaa ka dhashay in la xiro goobaha Ganacsiga Suuqaas.

Ganacsatada ayaa ku dooday in qodobada qaar ay ku adag tahay sidaas awgeed ay u xireen goobahooda Ganacsiga.

1-Business license (Shatiga Hay’adda)

2-Passport Owners (Milkiilaha Baasaboorkiisa)

3-Company Profile (Hay’adda Profile-keeda)

4-Notory (Nootaayada/Xeerhoosaadka/ By Law-ga)

5-Company E-mail (Hay’adda E-maile-keeda)

6-Phone Number (Number-ka Hay’adda)

7-Bank Account (Akoon bangiyadooda)

8-Name of the House Owner And Resident Organization (Magaca milkiilaha Guriga Hay’adda ay degan yihiin)

9-House Rent (Lacagta kirada guriga)

Suuqa Wayn ee Bakaaraha waxaa ku tiirsan dad badan oo isugu jira kuwa leh Goobaha Ganacsiga, Shaqaalaha ka howlgalla, Dadka Garab raratada ah iyo kuwo kale balse xirnaashiyaha suuqaas ayaa saamayn taban ku reebay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here