LATEST ARTICLES

Xiriirka u dhexeeya Somaliland iyo Israel ayaa gacan ka geystay isbeddel muuqda oo ku yimid siyaasadda Geeska. Agoobteeda istiraatiijiga ah ee ku teedsan Gacanka Cadmeed iyo meel u dhow Badda Cas ayaa sare u qaaday muhiimaddeeda siyaasadeed xilli ay tartanka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay wajahaysaa cadaadis caalami ah oo sii kordhaya si ay u soo bandhigto qorshe cad oo ciidamada ammaankeedu ay si buuxda uga qaadaan mas'uuliyadda Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), maadaama joojinta...
War kasoo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa fariin codsi ah loogu diray Dalalka ku deeqay Ciidamada Midowga Afrika ee dalka jooga inay waddanka sii joogaan isla markaana ay sii wadaan Howlgalada Ciidamada AUSSOM sida bayaanka lagu xusay. Golaha Mustaqbalka ayaa...
Soomaaliya ayaa waxaa ay gashay marxalad khatar ah oo kala daadsanaanta siyaasadeed.Qiimayntii ugu dambeysay ee EU waxay muujineysaa in adkeysiga Al-Shabaab uu aheyn natiijo si toos ah uga timaadda awoodda dagaalka, balse uu sabab u yahay awood la’aanta dalka...
Waddada Bab el-Mandeb, oo isku xirta Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, ayaa noqotay mid ka mid ah meelaha ugu muranka badan ee badda adduunka. Ganacsiga caalamiga ah, socodka tamarta, iyo ammaanku waxay isugu yimaadaan halkan, haddana xasilooni-darrada iyo tartanka...
Waxaa laga yaabaa in qirashada gobolka «Dhulka Soomaalida» ay u muuqato mid soo jiidasho leh Itoobiya, maadaama ay, sida ku xusan xusuus-qorka iskaashiga ee lala saxiixay gobolka, siin karto marin toos ah Badda Cas kadib tobaneeyo sano oo ay...
Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM iyada oo dhammaan diiradda lagu saarayo sidii loo heli lahaa dhaqaalaha uu jartay Maraykanka iyo qorshe cusub.maadaama go’aanka maamulka Trump ee...
Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u diiday Ciidanka Ammaanka Puntland (PSF), isagoo sheegay inaysan jirin wax ciidan ah oo magacaas sharci ahaan uga mid ah hay'adaha ammaanka, Aritaan waxay xoojinaysaa khilaaf muddo dheer taagnaa islamarkaana kordhinaysa xaaladda colaadeed...
Guddiga Qaranka Doorashooyinka Madaxa Bannaan iyo Xuduudaha ee lagu mu ransanyahay ayaa si rasmi ah u shaaciyey jadwalka doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo Golaha Wakiilada ee Hirshabelle, isagoo 20-ka Agoosto, 2026 u asteeyey maalinta codbixinta, habraac ka tarjumaya talaabo taariikhi...
Midowga Yurub (EU) ayaa qorsheynaya inuu joojiyo duulimaadyadiisa gaar ah ee isku xira Muqdisho iyo Nairobi, iyo Diyaaradaha ay isticmaalaan diblomaasiyiinta iyo saraakiisha sare ee caalamiga ah, iyadoo la sheegay in duulimaadka ugu dambeeya uu qorshaysan yahay in uu...