Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
734 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha JFS oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Duhurnimadii maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, waxaa soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan iyo...

Shuute “Sharcigu ma yaqaano kan waa Mucaarad & kanna waa Muxaafid”

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida, Gaashaanle Sare, Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin u diray Ciidamada labada heer ee ku sugan...

Howlgal Lagu soo Qabtay Sarkaal Sare oo Al-Shabaab ka Tirsan oo...

0
Howlgal wadajir ah oo ay fuliyeen ciidamada AUSSOM iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu soo qabtay sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab, kaas...

Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka oo mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya...

0
Maamulka Maraykanka ee uu hoggaamiyo Donald Trump ayaa si lama filaan ah uga noqday fiisooyinkii mas'uuliyiinta katirsan dowladda Soomaaliya. Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa...

Dagaal culus oo dhex-maray Xaadoole iyo maamulka degmada Warsheekh

0
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal saaka ka dhacay aagga degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo u...

Wafdi sare horudhac u ah Safarka MW Xasan Shiikh oo gaarey...

0
Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay maanta gaaray wafdi ballaaran oo ay hoggaaminayaan saraakiisha ugu sarreysa Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, kuwaas oo...

Wariye ka tirsan TV-ga Somali Cable oo lagu xeray Muqdisho

0
Ciidamada Dowladda ayaa goor dhow ku xiray agagaarka saldhigga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho wariye Cabdi Xaafid, oo ka tirsan TV-ga Somali Cable, isla...

Gantaallo laga soo tuuray Iran oo ku dhacay markab shidaal oo...

0
Weerar gantaallo ah oo la sheegay in laga soo qaaday dalka Iran ayaa ku lala beegsaday markab shidaal oo marayay biyaha dalka Qatar, sida...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo ku wajahan

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay halkaas oo uu ka dhacay Isbaddel dhinaca Maamulka...

Saraakiisha Ciidamada Federaalka oo kulan ka yeeshay Adkaynta Amniga Baydhabo

0
Magaalada Baydhabo waxaa ka dhacay kulan looga hadlay amniga Magaaladaas, saraakiisha ciidamada qaybahooda kala duwan ayaa ka shiray sidii loo xoojin lahaa nabadgalyada Xarunta...