Bashiir Abdulahi
RW Xamsa “Lama aqbalayo in dhul dad ay leeyihiin Cagafyo loo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay Dadka ka cabanaya in dhulkooda ay ku qaadanayaan Shaqsiyaad lagu sheegay in ay...
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland oo Difaacay go’aanka DFS ay mushaarka...
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Dowlad-Goboleedka Puntland, Xasan Shire Abgaal ayaa bannanka soo dhigtay xogta la xiriirta sababta ay Dowladda Federaalka Soomaaliya mushaar ugu qortay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya: Raashinkii WFP ee Bakhaarka laga raray waa lagu...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in dhammaan agabkii gargaar ee Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ee laga raray bakhaar ku yaalla...
Dowladda Masar oo wajahaysa fadeexad kadib markii saraakiil ka tirsan ciidankeeda...
Taliska Dhexe ee Militariga Mareykanka (CENTCOM) ayaa si kooban u baahiyay sawirro muujinaya saraakiil ka tirsan Ciidamada Masar oo ku sugnaa xarun uu Maraykanku...
Uganda oo ku dhawaaqday in ay ka baxeyso Soomaaliya kadib 19...
Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay qorshe ay ciidamadaheeda uga bixinayaan Soomaaliya kadib 19 sano oo joogto ah oo ay ku jireen howlgallada...
Sarkaal Sare iyo Macallin iskuul oo Lagu Dilay Weerar ka dhacay...
Mas’uul sare oo ka tirsan maamulka deegaanka iyo macallin dugsi hoose ayaa lagu dilay habeenkii xalay weerar loo maleynayo inay geeysteen kooxda Al-Shabaab oo...
MW Soomaaliya oo ka baaqday shirguddoominta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday shirguddoominta fadhiga guud ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay maadaama Soomaaliya ay tahay Dalka...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharciga Saybarka Soomaaliyeed
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga Saybarka Soomaaliyeed oo saameynaya Amniga Qaranka.
Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe ayaa guddoomiyay Kalfadhiga 7-aad,...
Cimilada Isbeddelaysa iyo Abaarta oo Nolol Adag Ku Reebay Barakacayaasha Gudaha...
Abaaraha Soomaaliya ka jira oo ay sababto isbedelka Cimilada ayaa dadka iyo duunyada isku si u saameeyay, taasoo dhalisay in dadkii ay ka soo...
Kenya oo Ciidamo gaysay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa xoojisay ciidamada ka jooga Xadka ay la wadaagto Soomaaliya si ay uga hortagaan weerarrada Al-Shabaab ay ka gaysanayaan gudaha Dalkaas iyo...









