Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
734 POSTS 0 COMMENTS

Ciidamo cusub oo ka socda dalka Jabuuti ee AUSSOM oo gaarey...

0
Ciidamo cusub oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti, ayaa si rasmi ah u gaaray...

Wasiir Faarax “Shuhadada Ciidamada Qalabka sida wax aan ugu magacdari doonnaa...

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in si loo xusuusto saraakiisha ku geeriyootay dagaallada ka...

Dalal dhowr ah oo raadinaya albaabka ay ka gali lahaayeen qorshaha...

0
Dalal badan ayaa wada qorshe cusub oo ku saabsan joojinta colaadda Bariga Dhexe kaddib markii Maraykanka iyo Xulufadiisa Israa’iil ay ku guuldaraystaan xakamaynta gantaallada...

Maamulka Awdheegle oo uga digay Dowladda Federaalka la wareegidda Kastamka Afgooye

0
Ku-xigeenka Guddoomiyaha degmada Awdheegle, Maxamed Axmed Sheekh, ayaa maanta ka digay cawaaqib xumo amni oo ka dhalan karta haddii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay la...

Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed oo xanibaad saartay safarka saraakiisha Baydhabo

0
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ku wargelisay dhammaan saraakiisha in aysan magaalada Baydhabo uga bixi karin wax safar ah...

Koofur Galbeed oo isku darsatay Abaar & Xiisad Siyaasadeed

0
Deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo saamayn taban ku reebtay Abaarta halkaas ka jirta waxaa ugu darsamay Xiisad Siyaasadeed oo u dhaxaysa madaxda Dowlad-Goboleedkaas...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Sifeyn ah ka Fuliyay Deegaanno ka...

0
iidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno hoostaga gobolka Shabeellaha Dhexe sida...

Puntland iyo Galmudug oo Gaalkaco ku yeeshay kulan ku saabsan xoojinta...

0
Guddiyada amniga Puntland iyo Galmudug ayaa kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iyagoo ka wada hadlay xoojinta amniga iyo iskaashiga ka dhexeeya...

Alshabaab oo dilay 5 qof oo rayid ah oo ay ku...

0
Kooxda Al-Shabaab ayaa shan qof ku dishay magaalada Jilib ee koonfurta Soomaaliya, kadib markii ay ku eedeeyeen inay u basaasayeen hay’ado shisheeye iyo kuwa...

Jabuuti oo guuto ciidan oo cusub u diraysa Soomaaliya si ay...

0
Dowladda Jabuuti ayaa Guutada 13-aad ee “Hiil-Walaal” oo ka tirsan ciidamadeeda qalabka sida u soo diraysa Soomaaliya, si ay uga qayb qaadato hawlgalka taageerada...