Bashiir Abdulahi
Ciidanka dowladda oo si buuxda ula wareegay deegaanada Dhanaane iyo Gandarshe...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa si buuxda kooxda Al-shabaab ugala wareegay deegaanada Dhanaane iyo Gandarshe oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidanka...
Turkiga oo dardar geliyay dhismaha saldhig milatari oo ku yaalla Laasgaray,...
Warbaahinta Turkiga ee TRHaber ayaa sheegtay in dowladda Turkiga ay dardar gelisay dhismaha saldhig milatari oo ay ka wado degmada Laasgaray ee gobolka Sanaag, kaddib tallaabo...
Siyaasadda Arrimaha dibadda Soomaaliya waxaa ka muuqda eedeymo la xiriira qaraabo-kiil
Siyaasadda arrimaha dibadda Soomaaliya waxaa ka muuqda eedeymo la xiriira qaraabo-kiil iyo magacaabis ku saleysan xiriir shakhsiyeed.
Zubeida Xasan Sheekh, oo ah gabadha Madaxweyne Xasan...
Kumaandooska Danab oo howlgalo muhiim ah ka sameeyay deegaano hoostaga degmada...
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen deegaano dhowr oo ka tirsan gobolka Galguduud.
Howlgalkan oo...
Israa’iil oo soo bandhigtay kullan qarsoodi ah oo la rumaysanyaha in...
Wasaarada Arrimaha Dibadda Israa'iil ayaa baahisay sawir muujinaya Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo la taagan Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gideon Sar.
Wasiirka Arrimaha...
Senator Dubbe oo is casilay, isla markaana ka baxay siyaasada midnimada...
Senator Cismaan Abukar Dubbe, oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa iska casilay kursigiisii, isaga oo sheegay in uu u dulqaadan...
Golaha Ammaanka QM oo kulan deg deg ah ka yeelanaya aqoonsiga...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalinta Isniinta yeelanaya kulan degdeg ah, kaddib go’aankii Israa’iil ay ugu aqoonsatay gobolka Somaliland inay tahay dal madax-bannaan.
Kulankan...
Madaxweynaha Jubaland oo maanta si rasmi ah u saxiixay saddex xeer...
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay saddex xeer oo muhiim ah, kuwaas oo horay ay u soo ansixiyeen...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo xaaladda dalka kala hadlay Amiirka Qadar
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed khadka taleefanka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qadar, Shiikh Tamiim Binu Xamad.
Qoraal ka soo baxay...
Sheekh Maxamed Cali Kaariye oo xabsiga la dhigay kadib markii uu...
Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Sheekh Maxamed Cali Kaariye, oo kamid ah culimada Somaliland, kadib markii uu baraha bulshada ku baahiyay qoraal uu...









