Bashiir Abdulahi
Khubarada Qaramada Midoobay: Al-Shabaab weli waa khatarta ugu weyn ee amniga...
Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay weli tahay khatarta ugu weyn ee halis gelinaysa nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya iyo...
Shacabka Muqdisho oo 58 sano saaka u dareeray Doorasho Qof &...
Dadka ku nool Magaalada muqdisho ee Caasimadda soomaaliya ayaa saaka u dareeray Doorasho qof iyo cod ah oo lagu muransanyahay ay ku dooranayaan Golaha...
Golaha Samatabixinta Qaranka “Doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir Waa Mid Hal...
Golaha Samatabixinta Qaranka ayaa si adag uga hadlay doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir ee lagu wado inay berrito ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyagoo ku...
Fiiso La’aan: Mareykanka oo Cunaqabateyn Saaray Ololeyaal La-dagaallama Wararka Been Abuurka
Dowladda Mareykanka ayaa diiday fiisaha gelitaanka shan qof oo u ololeeya arrimaha dijitaalka, kuwaas oo ay ku jiraan labo muwaadin oo u dhashay Boqortooyada...
isticmaalka Baraha Bulshada iyo Nabadda
ka fikir inta aadan qorin,lawadaagin,ama faafin
ka fiiso ka ho inta aadan wax soo dhigin
U Isticmaal baraha bulshada mideyn
Ha u isticmaalin kala qay-bin.
Noqo cod nabadeed...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baaq u diray Hay’adaha Gargaarka si Loo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa soo saaray baaq madaxweyne oo ku aaddan xaaladda abaareed ee ka jirta deegaanno...
Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan qalqal galin...
Ciidanka Booliska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhiga degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay askari ka tirsan ciidanka dowladda eedaysann...
Mareykanka oo kashifay sir culus oo Soomaaliya ah iyo khasaaraha 8,000...
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday xog xanuun badan oo muujineysa in 8,000 oo askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika...
Dabley dad shacab dhimasho iyo dhaawac ugu geysatay Galgaduud
Laamaha Ammaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa ku raadjooga Koox hubaysan oo weerar jidgal ah ku qaadday Gaari noociisu yahay Toyota Probox oo u socday Aroos...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka 2026
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyaga oo si rasmi ah u ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka...









