Bashiir Abdulahi
Mareykanka oo joojinaya taageerada AUSSOM
Warbixinno caalami ah ayaa sheegaya in Mareykanka uu qorsheynayo inuu joojiyo taageerada Qaramada Midoobay ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AUSSOM, marka la gaaro...
Weerarrada burcad-badeedda Soomaaliya oo walaac cusub dhaliyay
Burcad-badeednimada ka jirta xeebaha Soomaaliya ayaa mar kale soo jiidatay dareenka caalamka, kadib markii ay sanadkan soo kordheen dhacdooyin la xiriira afduubka iyo weerarrada...
Xasan Sheekh oo aqbalay in doorasho lagu qabto toddobo bilood gudahood.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo warramayaa inuu aqbalay in doorashooyinka Soomaaliya lagu qabto muddo toddobo bilood gudahood ah, iyadoo tallaabadan ay kusoo beegmayso...
Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose
Deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahanno ka...
Xildhibaano mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Xoosh
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gudbiyay mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Xoosh, iyagoo...
Macallin Mahdi oo u hanjabay saraakiisha Ciidanka Cirka ee ku sugan...
Macallin Mahdi ayaa hadallo hanjabaad ah u jeediyay saraakiisha Ciidanka Cirka Soomaaliya ee ku sugan xarunta Afisyooni, kaddib markii uu halkaasi tagay iyadoo uu...
Muungaab waa qarash-doon, qurux-doon ma aha Hadal dood ka abuuray...
Hadal si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa dhaliyay dood ku saabsan waxqabadka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.
“Suldaanka 5-ta...
Washington iyo Muqdisho oo wajahaya xiisad ku saabsan Somaliland
Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa wajahaya marxalad xasaasi ah, iyadoo ay isku soo beegmayaan doodaha ku saabsan mustaqbalka Somaliland, siyaasadda Washington ee...
Heshiiska Difaaca ee Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan: Soomaaliya maxay uga dhigan...
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa maanta oo Isniin ah lagu qabanayaa kulankii ugu horreeyay ee guddiga istaraatiijiga ah ee siyaasadda iyo difaaca ee...
Basro oo degan kaddib dagaallo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab
Xaaladda amni ee deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa hadda ah mid degan , kaddib dagaallo iyo howlgallo ciidan oo saacadihii lasoo dhaafay...









