Bashiir Abdulahi
Xaaladda Beledweyne Saaka: Xiisad ka Dhalatay Goobaha Diiwaangelinta Doorashada
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka wajahaysa xaalad siyaasadeed oo kacsan, kaddib markii ciidamo Macawiisley ah ay la wareegeen qaar ka mid...
Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Shir Caalami ah oo Belgrade Lagu...
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade ee dalka Serbia kaga qeybgalay kulan heer sare ah oo lagu xusayay 65-guurada shirkii ugu horreeyay ee Dhaqdhaqaaqa...
Somaliland oo dadaal cusub ugu jirta aqoonsi caalami ah
Somaliland ayaa waddo cusub oo diblomaasiyadeed u qaaday dadaalkeeda muddada dheer ee ay ku dooneyso aqoonsi caalami ah, iyadoo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro...
Macawiisleyda oo la wareegtay goobaha doorashada ee Beledweyne
Xaalad cusub oo la xiriirta doorashada qof iyo codka ah ee lagu muransanyahay ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamo...
Africa Intelligence oo sheegtay in Al-Shabaab lagu dhex daray hay’adaha dowladda...
Warbixin cusub oo ay maanta daabacday Africa Intelligence ayaa walaac cusub ka abuurtay xaaladda amniga iyo hay’adaha dowladda Soomaaliya, kadib markii warbixintu sheegtay in...
Burburinta guryaha Muqdisho Yaa qaadaya mas’uuliyadda sharci iyo siyaasadeed?
Magaalada Muqdisho waxaa muddooyinkii dambe soo badanayay burburinta guryo iyo dhul ay degganaayeen qoysas muddo dheer ku noolaa, taas oo keentay in dad badan...
Doorashada Hirshabeelle oo wajahaysa caqabado sharci
Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku burisay natiijooyinkii doorashadii Galmudug ayaa dhaliyay su’aalo cusub oo ku saabsan sida doorashooyinka looga qaban karo Hirshabeelle...
Xiriirka Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab oo walaac dhaliyay
Warbixinno cusub oo caalami ah ayaa iftiimiyay xiriir sii xoogeysanaya oo la sheegay inuu dhex marayo kooxda Xuutiyiinta ee ka talisa qaybo badan oo...
Mareykanka oo joojinaya taageerada AUSSOM
Warbixinno caalami ah ayaa sheegaya in Mareykanka uu qorsheynayo inuu joojiyo taageerada Qaramada Midoobay ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AUSSOM, marka la gaaro...
Weerarrada burcad-badeedda Soomaaliya oo walaac cusub dhaliyay
Burcad-badeednimada ka jirta xeebaha Soomaaliya ayaa mar kale soo jiidatay dareenka caalamka, kadib markii ay sanadkan soo kordheen dhacdooyin la xiriira afduubka iyo weerarrada...









