Bashiir Abdulahi
isticmaalka Baraha Bulshada iyo Nabadda
ka fikir inta aadan qorin,lawadaagin,ama faafin
ka fiiso ka ho inta aadan wax soo dhigin
U Isticmaal baraha bulshada mideyn
Ha u isticmaalin kala qay-bin.
Noqo cod nabadeed...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baaq u diray Hay’adaha Gargaarka si Loo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa soo saaray baaq madaxweyne oo ku aaddan xaaladda abaareed ee ka jirta deegaanno...
Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan qalqal galin...
Ciidanka Booliska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhiga degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay askari ka tirsan ciidanka dowladda eedaysann...
Mareykanka oo kashifay sir culus oo Soomaaliya ah iyo khasaaraha 8,000...
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday xog xanuun badan oo muujineysa in 8,000 oo askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika...
Dabley dad shacab dhimasho iyo dhaawac ugu geysatay Galgaduud
Laamaha Ammaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa ku raadjooga Koox hubaysan oo weerar jidgal ah ku qaadday Gaari noociisu yahay Toyota Probox oo u socday Aroos...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka 2026
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyaga oo si rasmi ah u ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka...
In ka badan 4.6 Milyan oo qof oo abaaraha Soomaaliya ay...
In ka badan 4.6 milyan oo qof oo ku nool guud ahaan Soomaaliya taas oo u dhiganta ku dhowaad rubuc dadweynaha, ayaa saameyn ku...
Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay 11 askari oo loo haysto...
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay 11 eedaysane oo dhamaantood ah askar ah ka tirsan ciidanka, kuwaas oo lagu soo qabtay iyagoo si...
Maraykanka oo xilka ka qaaday Safiirka Soomaaliya iyo dublamaasiyiin kale
Dowladda Mareykanka ayaa dib ugu yeertay ku dhowaad 30 dublamaasi oo sare, kuwaas oo uu ku jiro Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, tallaabadan oo qeyb...
Doorashooyinka lagu muransanyahay,laaluushka iyo Warbaahinta
Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta khamiista ah ay ka dhacaan dooashooyinka Golahada Deegaanka gobolka banaadiR taas oo uu ka...









