Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
711 POSTS 0 COMMENTS

Toogasho ka dhacday Koofur Afrika oo lagu dilay ugu yaraan 9...

0
Dalka Koofur Afrika gaar ahaan magaalada Johannesburg waxaa ka dhacday toogasho wadareed lagu dilay ugu yaraan 9 qof halka lagu dhaawacay in ka badan...

Madaxweynaha Masar oo markale kuceliyay in dalkiisu diyaar u yahay kamid...

0
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay ka shaqeyneyso sidii loo gaari lahaa xasillooni iyo ammaan Geeska Afrika si loo...

Maraykanka oo Venezuela ka qabsaday Markab Shidaal waday

0
Dowladda Maraykanka ayaa gacanta ku dhigtay markii labaad oo kasoo ambabaxay dalka Venezuela sida ay ku warrantay Waaxda Amniga Gudaha Dalkaas oo warbixin hordhac...

War-murtiyeed culus oo laga soo saaray shirkii ka dhacay Kismaayo

0
Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee saddexdii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Kismaayo ayaa lasoo gaba-gabeeyay. Shirkan oo diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee...

Uganda oo taliye cusub u soo magacowday ciidankeeda ku sugan gudaha...

0
Taliyaha cusub ee Ciidanka Uganda ee ku sugan gudaha Soomaaliya kana tirsan Howlgalka AUSSOM, Jeneraal Kayanja Muhanga, ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore...

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay guddi baadhis ku samaynaya rabshadihii Borama

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magacaabay guddi ka kooban 23 xubnood, kuwaas oo loo xilsaaray inay baadhitaan ku sameeyaan rabshadihii sababay dhimashada...

Dhacdo Naxdin leh: Aabe Soomaaliyeed oo maanta gabadhiisa ku gowracay degmada...

0
Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dhacdo naxdin badan oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib markii halkaasi uu Aabe Soomaaliyeed...

Wasiirka Difaaca Kenya oo Kormeer Shaqo ku Tagtay Kismaayo, Kana Warbixisay...

0
Wasiirka Difaaca ee dalka Kenya, Soipan Tuya, ayaa booqasho shaqo ku timid dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Kismaayo ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland, halkaas oo ay...

Booliiska Soomaaliya oo maanta u dabbaaldegaya 82 sano guurada laga joogo...

0
Booliiska Soomaaliya waxaa la aasaasay 20kii December sanadkii 1943dii, maanta waxaa laga joogaa 82 sano, Madaxda Dowladda Federaalka iyo hoggaankooda hambalyo u diray saraakiisha...

Mucaaradka oo isku fahmi la’ Shirka uga socda Kismaayo ee galay...

0
Xubnaha Mucaaradka ah ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa isku fahmi la’ shirka uga socda Magaaladaas oo galay maalintii 3aad laguna wado in lasoo...