Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
734 POSTS 0 COMMENTS

Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal ka dhacay degmada...

0
Dagaal ayaa shalay ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay, kaas oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo mucaarad ah oo isku...

Amiir Turki Al-Faysal “Iiraan si fudud loogama guulaysan doonno”

0
Amiir Turki Al-Faysal oo ahaa ninkii ugu xil haynta dheeraa ee Sirdoonka Sacuudiga ayaa sheegay in Dagaalka ka dhanka ah Iiraan uu sanado qaadan...

5 askari oo ka tirsan ciidanka Puntland oo ku geeriyooday qarax...

0
Ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa ku geeriyooday, qaar kalena ay ku dhaawacmeen qarax maanta barqaddii ka dhacay jidka...

Weerarro Israa’iil ku qaaday caasimadda Lubnaan ee Bayruut oo dad badan...

0
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay weerarro cirka ah oo ay Israa’iil ku qaaday caasimadda Lubnaan ee Bayruut iyo koonfurta dalkaas, sida ay...

Ciidanka Badda Turkiga oo Isniinta ka dilaabaya xeebaha Soomaaliya hawlgallo amni

0
Ciidanka Badda ee Turkiga ayaa si rasmi ah u bilaabaya hawl-gal ay ku tegi doonaan Soomaaliya Isniinta soo socota. Ugu yaraan afar markab ayaa...

Buundada Sabiid & Caanoole oo la duntay Gaari Xamuul ah

0
Buundada Sabiid & Caanoole ee Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo dib u dhis lagu sameeyay sannadkii hore isla markaana la xarrig jaray...

Madaxweyne Cirro: “Somaliland waxay u gudubtay marxaladda aqoonsiga caalamiga ah”

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay hadda u gudubtay marxalad cusub oo diiradda lagu saarayo helitaanka aqoonsi caalami ah,...

Darawallada Bajaajta oo ka mudaharaaday qiimaha shidaalka ee Muqdisho

0
Darawallada bajaajta ka shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay mudaharaad ay kaga cabanayaan kororka weyn ee ku yimid qiimaha shidaalka, kaas oo saameyn ku...

Dagaal beeleed ka dhacay Shabeelaha Dhexe oo lagu dilay walaalka Xildhibaan...

0
Deegaanka Bashaqle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta waxaa ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo walaalo ah, kadib markii ay isku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay Jabuuti

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u ambabaxay booqasho rasmi ah oo uu ku tagayo dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono...