Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
711 POSTS 0 COMMENTS

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xaaladda gobolka

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Suleymaan Dedefu Woshe. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga...

Shirka Mucaaradka ee Kismaayo oo maanta furmaya

0
Xubnaha Mucaaradka Dowladda oo kaashanaya Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta waxaa magaalada Kismaayo uga furmaya shir ay uga hadlayaan sidii ay u mideyn...

Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay qaraxyo culus oo loo soo...

0
Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta gacanta ku dhigay qaraxyo culus oo kooxda Al-shabaab damacsaneyd iney gudaha u soo...

Koonfur Galbeed oo sheegtay in xaalad Bani’aadannimo oo aad u halis...

0
Wasaaradda Arrimaha Bani’aadannimada iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaacisay in xaalad bani’aadannimo oo halis ah ay si degdeg ah ugu...

Jubbaland: Soomaaliya waxay wajahaysaa masiibo ka dhalatay hoggaan-xumo

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland, Mohamed Hussein Oogle ayaa sheegay in Soomaaliya ay wajahaysoa masiibo qaran oo ka dhalatay hoggaan-xumo, taas oo uu ku eedeeyay...

Senator Dubbe oo sheegay in nidaamka dal-ku-galka Soomaaliya uu dhibaato ku...

0
Senator Cismaan Abukar Dubbe, oo ka tirsan Aqalka Sare, ayaa sheegay in shacabka Somaliland ay wajahayaan dhibaatooyin dhinaca socdaalka ah, kaddib markii dowladda Soomaaliya...

Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo qof shacab ah ku dilay...

0
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil Xalay loogu geystay Xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho qof shacab ahaa. Dilka ayaa waxaa geystay...

Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo ka dooday xaaladda Soomaaliya

0
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa kulan gaar ah yeeshay, kaas oo diiradda lagu saaray horumarka siyaasadeed ee ka jira Jamhuuriyadda Federaalka...

Turkiga oo dib u dhigay taageeradii miisaaniyadeed ee uu siin jiray...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay dib u dhac ku yimid kaalmadii miisaaniyadeed oo ay ka heli jirtay Turkiga, iyadoo Wasiirka Maaliyaddu xaqiijiyay in lacagtaasi...

DG Jubbaland oo ciidan dheeraad ah gaysay duleedka Kismaayo

0
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa ciidamo dheeraad ah gaysay Duleedka Magaalada Kismaayo si ay u xoojiyaan Amniga Magaaladaan martigelineysa shirka mucaaradka ee halkaas ka dhacaya sida...