Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1630 POSTS 0 COMMENTS

Xasan Sheekh Maxamuud oo Uganda uga qaybgalaya Shirka looga hadlayo Mustaqbal...

0
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Kampala ee caasimadda Dalka Uganda halkaas oo dhammaadka bishaan uu ka dhacayo Shir looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka...

Soo saarista saliida Soomaaliya oo aan lafilan karin ka hor 2034

0
Wasiir hore oo ka tirsanaa Puntland ayaa su’aal ka keenay haddii Türkiye ay leedahay awood farsamo iyo mid dhaqaale oo keliya si ay u...

Golaha Fulinta ee Midowga Afrika oo furay kalfadhigii 49aad ee Addis...

0
Kulan Caadi ah oo 49-aad ee Golaha Fulinta ee dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa ka Furay Magaalada Addis Ababa iyada oo mawduuca...

AUSSOM oo go’aansatay in ay ka baxdo dalka Soomaaliya

0
Howlgalka xasilinta Soomaaaliya ee loo yaqaan AUSSOM ayaa ku dhawaaqay in uu isu diyaarinayo qorshihii uu u soo gabagabeyn lahaa howlgalka 20ka sano ka...

Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya oo lagu cadaadinayo inay gaaraan heshiis ka hor...

0
Qaar ka mid ah la-hawlgalayaasha caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa muujiyey welwel sii kordhaya oo ku saabsan kala-dambeynta siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, iyadoo ilo...

Doorka Istiraatiijiga ah Itoobiya ee Sugidda Geeska Afrika

0
Itoobiya waxay sii ahaaneysaa tiir muhiim ah dadaallada looga hortagayo laguna dagaallamayo argagixisada Bariga Afrika iyo Geeska Afrika, iyadoo kaashaneysa booskeeda istiraatiijiga ah, awooddeeda...

Duqaymo cirka ah oo ka dhacay degmada Aadan Yabaal

0
Duqeymo culus oo ay fuliyeen saaxiibbada caalamiga ah ayaa fiidnimadii Isniinta ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo la beegsaday goobo...

Dowladaha reer Galbeedka oo ka fiirsanaya tallaabooyin diblomaasiyadeed oo lagu beegsan...

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaar ka mid ah dowladaha reer Galbeedka ay ka fiirsanayaan tallaabooyin diblomaasiyadeed iyo cunaqabateyn lagu beegsan karo mas’uuliyiin...

Xiriirka Somaliland iyo Israel iyo Saameynta uu ku leeyahay Siyaasada Geeska...

0
Xiriirka u dhexeeya Somaliland iyo Israel ayaa gacan ka geystay isbeddel muuqda oo ku yimid siyaasadda Geeska. Agoobteeda istiraatiijiga ah ee ku teedsan Gacanka Cadmeed...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis caalami ah si ay u...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay wajahaysaa cadaadis caalami ah oo sii kordhaya si ay u soo bandhigto qorshe cad oo ciidamada ammaankeedu ay si...