Bashiir Abdulahi
Midowga Yurub oo billaabay qorshe cusub oo looga hortagayo tahriibayaasha sii...
Ururka Midowga Yurub ayaa billaabay qorshe cusub oo lagu sheegay in looga hortagayo kororka tahriibayaasha uga gudba dhinaca Qaaradda Afrika kuwaas oo xaalado kala...
Beesha Caalamka oo Maamulka Jubbaland kala hadashay shirka lagu qabanayo Kismaayo
Wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayo James Swan iyo Safiirka Midowga Yurub ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya kulan gaar...
Somaliland iyo Faransiiska oo ka hawada hadlay xoojinta xidhiidhkooda
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Safiir-ku-xigeenka Dowladda Faransiiska u fadhiya dalka Kenya, Romain JOLY, iyo wefti...
Abaarta Xoogan ee Puntland oo Sababtay Kororka Qiimaha Maciishadda iyo Dhibaatooyin...
Abaarta xoogan ee ka taagan deegaanada maamulka Puntland ayaa keentay in qiimaha maciishadda daruuriga ah uu si weyn kor ugu kaco, iyadoo dadku wajahaan...
Guddoomiye Muungaab “Xamar way ka gudubtay nabadgalyo-darro, Doorasho qof & Cod...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in Caasimadda ay kasoo kabatay dhibaatooyinkii ka dhex jiray muddo kahor,...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo sheegay in dhowaan lasoo dhammaystirayo 10ka kun...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in dhowaan ay soo dhammaystiri doonnaan tirada ka dhiman...
Koonfur Galbeed oo dil toogasho ah ku fulisay askari laba doolar...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ku fuliyey askari ka tirsanaa ciidanka Booliska gaarka ah ee maamulkaas oo dhawaan qof shacab ahaa...
Raysal Wasaare Xamse oo magacaabay Wasiiro cusub oo ka mid noqonaya...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta isbedel ku sameeyay qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirrada.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaaraha...
Golaha Shacabka oo loo gudbiyay wax ka baddel lagu sameeyay Sharciga...
Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS waxaa maanta la horgeeyay sharciga Boliiska Soomaaliyeed oo wax ka baddel lagu sameeyay, waxaa qodobada qaar doodo ka...
Ciidamada ammaanka DG Puntland oo baaraya Doon ay ku qabteen Budooyinka...
War kasoo baxay Ciidamada Badda Dowlad-Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay Degmada Xeebta leh ee Eyl in lagu qabtay...









