Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
709 POSTS 0 COMMENTS

XFS oo Dalal kala duwan kala kaashanaysa xal u helista xaaladaha...

0
Xukuumadda Dan-Qaran ayaa billowday kulamo xal loogu raadinayo xakamaynta abaaraha ka jira qaybo kamid ah Dalka, Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maalmo gudahood...

Deg Deg:-Eritrea oo Go’aansatay Inay Ka Baxdo IGAD

0
Dowladda Eritrea ayaa maanta ku dhawaaqday inay ka baxday xubinnimada urur gobolleedka IGAD, kaddib warsaxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay ajandaha shirka Kismaayo

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay ajandaha shirka mcuaaradka isugu imaan doonaan magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in ujeeddadiisu tahay in...

Senator Ted Cruz oo sheegay in Somaliland ay muhiim u tahay...

0
Dood si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha badda iyo ammaanka gobolka Geeska Afrika oo ka dhacday Guddiga Arrimaha Dibadda ee Senate-ka Maraykanka, ayuu...

Qoysas horleh oo Abaar darteed uga barakacay Gobolka Bakool

0
Deegaanno katirsan Gobolka Bakool ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka barakacay qoysas badan oo saamayn taban ku reebtay abaarta ka jirta qaybo kamid ah...

Laamaha Amniga Dhuusamareeb oo soo qabtay Ragg lagu tuhunsan yahay...

0
Laamaha Amniga magaalada Dhuusamareeb ayaa soo qabtay Ragg lagu tuhunsan yahay inay qayb ka ahaayeen dil xalay ka dhacay caasimadda Galmudug. Wararka ugu danbayey ee...

Booliska Soomaaliya oo magaalada Muqdisho ku soo bandhigay laba Wiil...

0
Booliska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay laba Wiil oo wada dhalatay, oo Mataane ah kuwaas oo horey loo sheegay in uu...

Maraakiibta Shiinaha oo lagu eedeeyay inay si xad dhaaf ah u...

0
Xeebaha Soomaaliya ayaa mar kale u soo baxay meel ay kusii badanayaan kalluumeysiga sharci darrada ah, sida ay ku warameen Maritime Fairtrade. Warbixinno dhowaan soo...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa manta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Sacuudi Carabiya ee u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed...

Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka saartay dhinacyada ku lug leh askaraynta...

0
Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Booliiska iyo kuwa Milatariga ee Dowladda Soomaaliya laga saaray dhinacyada lagu eedeeyay askaraynta carruurta ee goobaha...