Bashiir Abdulahi
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay dhammeystirka dib u eegista Dastuurka Dalka
Labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay ansixinta dhammeystirka dib u eegista Dastuurka dalka, kaas oo qabyo...
Jubbaland oo sheegtay in deegaannada ay maamusho aanay ka dhaqangeli doonnin...
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in haddii maanta uu Baarlamaanka 11aad ee Federaalka ansixiyo Dastuurka wax ka baddelka lagu sameeyay uusan ka dhaqangeli doonnin deegaannada...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada oo xilkaas iska casilay
Xildhibaan Caynaanshe Yuusuf Xuseen oo Warbaahinta xalay waqti dambe la hadlay ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay Xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo...
Booliiska Soomaaliya oo faahfaahiyay sababta loo xiray Lataliyaha Siciid Deni
Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta loo fuliyay howlgal ka dhacay Xeendaabka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho oo lagu soo xiray...
Kismaayo: Sarkaal Boolis ah oo loo xiray dilka Wariye
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa la xiray kadib markii uu si toos ah u dilay wariye caan ah oo lagu magacaabay Abshir...
Golaha Wakiillada Jubbaland iyo Xildhibaannada Heer Federaal oo Kulan Wada-tashi Leh
Kismaayo waxaa hadda ka socda kulan aan caadi ahayn oo u dhexeeya Golaha Wakiillada Jubbaland iyo xildhibaannada maamulkaasi ku metela Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Kulankan oo...
Ciidamada Dowladda oo la wareegay degaanada Daarusalaam iyo Mubaarak ee Gobolka...
Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xooga oo kaashanaya ciidamada AUSSOM , gaar ahaan kuwa ka socda Dalka Uganda , ay saacadihii la...
Maraykanka oo dhaqaale xooggan geliyay Dagaalka ka dhanka ah Iiraan
Dalka Maraykanka ayaa dhaqaale xooggan geliyay duullaanka ay iska kaashadeen Israa’iil iyo Dalal badan oo xulafadiisa ah, waxaana si hordhac ah loosoo bandhigay maalintii...
Guddoonka Golaha Shacabka oo hor istaagay in ay Muqdisho ka dhoofaan...
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in uu bixiyay amarka lagu hor istaagay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo safar u ahaa Magaalada...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo khadka Taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Jordan
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Boqorka dalka Urdun, Boqor Cabdallaha II.
Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay xaaladihii...









