Bashiir Abdulahi
Roobab xooggan oo fatahaado ka geystay Muqdisho, gaadiidka iyo isu socodkana...
Roobab mahiigaan ah oo ka da’aya magaalada Muqdisho maalintii labaad ayaa sababay fatahaado ku baahay waddooyin waaweyn iyo xaafado badan, taas oo hakad gelisay...
Al -Shabaab oo canshuur ka qaadaya dadka u kala safra Balcad...
Al-Shabaab ayaa xoojisay dhaqdhaqaaqyada canshuur-qaadista ee ka socda deegaannada iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Jowhar, xarunta dowlad-goboleedka HirShabeelle, iyadoo ka faa’iideysaneysa saameynta roobabka xilliyeed...
Dagaal ciidanka DF iyo kuwa Lafta-gareen ku dhex-maray Magaalada Baydhaba
Dagaal Culus ayaa ka dhacay duleedka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeyay ciidamo taabacsan Madaxweynihii hor ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo...
Kenya oo Ciidan cusub usoo diraysa Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa diyaarisay Ciidamo cusub oo qayb ka noqonaya howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM kuwaas oo tababar kusoo dhammaystay xero ciidan oo ku...
Mareykanka oo Shaaciyay Weerarro Cirka ah oo isdaba Joog ah oo...
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ciidamada Mareykanku ay afartii weerar ee ugu dambeeyay ka fuliyeen koonfurta Soomaaliya toddobaadkii la soo...
AUSSOM oo lagula dardaarmay xoojinta howlgalada ka dhan ah Al Shabaab
Ciidamada Difaaca Shacabka Uganda ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), ayaa lagu boorriyay in ay ilaaliyaan isla markaana...
Xasan Sheekh Maxamuud oo safar aan hore loo shaacin ugu ambabaxay...
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan hore loo shaacin ugu ambabaxay dalka Kenya.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu halkaas kulammo kula yeesho madaxda...
Dagaal ka dhacay Duleedka Magaalada Baydhabo
Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo garan ka helaya kuwa Federaalka ayaa la sheegay in ay duullaan ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen...
Roob saacado ka da’ayay Muqdisho oo hakad weyn geliyay isu socodka...
Roob saacado badan ka da’ayay magaalada Muqdisho ayaa hakad weyn geliyay isu socodka gaadiidka iyo dhaqdhaqaaqa guud ee caasimadda, kadib markii waddooyin badan ay...
Mucaaradka Soomaaliya oo soo bandhigay hindise doorasho qof iyo cod ah...
Madasha mucaaradka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay hindise cusub oo doorasho oo lagu qabanayo nidaamka qof iyo cod ah oo dalka oo dhan ka dhacda,...









