Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1649 POSTS 0 COMMENTS

Taliska sare ee ciidanka Iiraan oo ku dhowaaqay inay markale si...

0
Taliska sare ee ciidanka Iiraan ayaa ku dhowaaqay inay markale si rasmi ah u xireen Marinka muhiimka ah ee Hormuz, iyagoo ku eedeeyay Mareykanka...

Aadan Madoobe oo wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka waqtigu ka dhamaaday

0
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad,...

Somaliland oo sheegtay in iskaashiga ay la yeelanayso Israa’iil aanu lahayn...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa sheegay in xiriirka iyo iskaashiga iyo ka millateri ee Somaliland iyo Israa’iil aanu lahayn wax xad...

IMF ah oo iftiimisay khataraha ku xeeran heshiisyada shidaalka Soomaaliya

0
Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa Soomaaliya ugu baaqday inay xoojiso nidaamka maaliyadeed ee lagu maareeyo dakhliga shidaalka iyo gaaska, iyadoo dalka uu isu diyaarinayo...

Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo wali kacsan iyo baaqyo laga...

0
Degmada Jalalaqsi gobolka Hiiraan waxaa weli ka taagan xaalad kacsanaan ah ka dib markii saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ay ka socdeen dagaallo culus...

Al -Shabaab oo weerar ku qaaday degmada degmada Qansaxdheere

0
Al-Shabaab ayaa maanta oo Sabti ah weerar hoobiyeyaal ah waxay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin degmada Qansaxdheere, taas oo mar kale...

Imtixaanka fasalka 12aad oo maanta si rasmi ah u daahfurmay

0
Waxaa maanta si rasmi ah u daahfurmay Imtixaanka fasalka 12aad (Dugsiga Sare) oo sanad weliba bartamihiisa ay qaaddo Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare...

Soomaaliya oo sheegtay inay mustaqbalka Xiriir la yeelan karto Israa’iil

0
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ingiriiska, Cabdiqaadir Xaashi, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay wax khilaaf ah kala dhexayn dowladda Israa’iil ama shacabka Yuhuudda ah,...

Israa’iil oo Somaliland ku tilmaantay “Israa’iil-iisha Afrika”

0
Madax iyo siyaasiyiin ka tirsan Israa’iil ayaa toddobaadyadii u dambeeyay si isa soo taraysa Somaliland ugu tilmaamay “Israa’iil-iisha Afrika”, iyaga oo ku sababeeyey arrimo...

Dagaal Beeleed Culus oo Galay Maalintii Saddexaad oo ka dhacay Degmada...

0
Dagaalo culus oo u dhexeeya laba beelood oo wada dega degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa galay maalintii saddexaad, iyadoo dagaalladu ay weli ka...