Bashiir Abdulahi
Madaxweynaha Jubaland oo kulan dhiirigelin ah la qaatay Sarakiisha howlgallada gaarka...
Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan dhiirigelin ah la qaatay Sarakiisha howlgallada gaarka ah ee qeybta ka ah howlgalka AFRICOM ee Dowlada...
Somaliland oo xal u raadinaysa dagaal beeleed ka aloosan gobollada galbeedka
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Khamiistii u diray 10 xildhibaan gobollada Awdal iyo Salal, halkaas oo uu si goos-goos ah uga...
Xildhibaanno heer Federaalka ah oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay dagaalladii ka...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad ugu eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay mas’uul ka tahay dagaalladii cuslaa ee labadii maalmood ee...
Kenya oo dib u furtay xuduudda Soomaaliya ee ganacsiga dhulka ee...
Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah dib ugu furtay xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya ee ganacsiga dhulka ee qaadka (miraa), tallaabo taariikhi ah oo...
Duqaymo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Jubada Dhexe
Saraakiil katirsan Ciidanka Dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in duqaymo diyaaradeed lagu beegsaday Xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaan u dhow Degmada Bu’aale...
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo difaacay kordhinta weerarrada cirka ee...
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa difaacay kordhinta weerarrada cirka ee Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay taageero muhiim ah oo ka awoodda ISIS isla markaana...
Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirrada XFS?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin gurmadka...
Dagaal ka dhacay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Koofur...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, isla markaana ah caasimadda kumeel gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, waxaa ka dhacay dagaal dhaliyay khasaare...
Xukuumadda Soomaaliya oo markii ugu horreysay xaqiijisay imaanshaha Diyaaradaha Dagaalka F-16...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga laga leeyahay nooca F-16 la keenay magaalada...
Qoyska madaxweynaha Puntland oo lala xiriiriyay ku lug lahaanshaha Macdan si...
Warbixin cilmi-baariseed oo cusub oo ay soo saartay global Initiative oo ah shabad ka shaqeysa xuquuqda aadanaha, dimuqraadiyadda, maamul wanaagga, iyo horumarinta, ayaa sheegtay...









