Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
702 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Deni: Waxaan dalban doonnaa magdhowga iyo khasaarihii ka dhashay xildhibaanada...

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka ka dalbanayaan magdhow ku aaddan halistii la geliyay xildhibaannadii shalay hawada laga celiyay, kuwaas...

MW Kenya oo 48 saac kaddib cambaareeyay weerarrada Iiraan ay ku...

0
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa 48 saac kaddib ka hadlay weerarkii jawaabta ah ee Iiraan ay ku qaadday Dalalka Carabta kuwaas oo dhaliyay khasaara...

Diyaarad sidday xildhibaanno ka tirsan BF oo dib looga soo celiyay...

0
Diyaarad sidday xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeedo Puntland ayaa goordhow dib looga soo celiyay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas...

Axmed Madowe oo xubnaha Xildhibaanada ee Bfs ee jubaland ku casuumay...

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta soo saaray bayaan ayaa u yeeray xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ku...

Uganda oo taliye cusub u magacowday ciidanka ilaalada xarumaha Qaramada Midoobay...

0
Dowladda Uganda ayaa Lt Col Nathan Akankunda u magacowday taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada xarumaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, kuwaas oo ku dhex yaala...

Soomaaliya oo cambaaraysay weerarrada Maraykanka iyo Israaiil ku qaadeen dalka Iiraan

0
Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda degdegga ah ee Bariga Dhexe intii uu socday kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Soomaaliya...

Iiraan oo xaqiijisay geerida Hoggaamiyahoodii Khamenei & Hanjabaad culus oo ay...

0
Dowladda Iiraan ayaa xaqiijisay in weerarkii shalay ka dhacay Dalkaas lagu dilay Hoggaamiyihii dalkaas Ayatollah Ali Khamenei iyo xubno kale oo kula sugnaa dhulka...

Madaxweyne Deni iyo Xildhibaanno ka tirsan BFS oo ka safray Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka safray garoonka...

Xildhibaanno ka soo jeeda Buurhakaba oo ku eedeeyay Ciidamada Itoobiya faragelin...

0
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo matala deegaan-doorashada Buurhakaba ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo ku howlgala magaca...

Maxaa ka cusub Weerarka ay Isral ku qaaday Iiraan iyo Gantaalo...

0
Israa'iil ayaa saaka ku dhawaaqday in ay billowday weerar ay ku tilmaantay “mid ka hortag ah” oo ka dhan ah Iran, iyadoo warbaahinta Iran...