Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1113 POSTS 0 COMMENTS

Midowga Yurub oo niyad jab ka muujiyay dib u dhaca ku...

0
Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa muujiyay niyad-jab ku saabsan dib-u-dhacyada ku yimid diyaar-garowga wadahadal siyaasadeed oo muddo dheer la...

Guddoonka Baarlamaanka oo ganaaxay Xildhibaanno

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qoraal uu soosaaray ku ganaaxay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo 28kii Janaayo 2026 rabshad...

Jubbaland oo ka hadashay go’aan lagu celiyay diyaarad ay la socdeen...

0
Jubbaland ayaa sheegtay in ay si adag uga xun tahay go’aanka lagu hakiyay safarka wafdi horudhac u ah Madaxweynaha Jubaland iyo ilaaladiisa gaarka ah,...

Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee Somaliland oo dib loo dhigay

0
Komishanka Doorashooyinka Somaliland (KDQ) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in aanay suuragal ahayn in doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka lagu qabto waqtigii loo...

Puntland oo ku eedeysay madaxweynaha dowladda Federaalka inuu qaaday tallaabo lagu...

0
Puntland ayaa ku eedeysay madaxda Dowladda Federaalka in ay khatar galiyeen nolosha Saraakiil  iyo Ciidan ka tirsan kuwa illaalada Madaxweynaha Puntland, kuwaas oo safar...

Soomaaliya oo maanta wareejinaysa xilka madaxweynaha golaha amnaanka ee Qaramada Midoobay

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeysay muddadii ay hayay hoggaaminta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ee bisha Janaayo,...

DFS oo dib u celisay Ciidankii hubaysnaa ee Siciid Deni &...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay dib u celisay diyaarado waday Ciidamada hubaysan oo kasoo duullay Garoowe & Kismaayo isla markaana hordhac...

Madaxweyne Siciid Deni oo ku dhawaad 4 sano kaddib u safraya...

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saakay u safraya magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kaga qeyb galayo gogol wada-hadal ah oo ay dhigtay Dowladda...

DFS oo xoojisay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabeelle

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah ‘Al-Shabaab’ ee ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Dhexe sida...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dawlada Jubaland oo...

0
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dawlada Jubaland waxay maanta u fariisatay kiis dacawadeed ciiqaab ah oo uu eedaysane ka yahay Ramadaan...