Bashiir Abdulahi
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ku Dhawaaqay muddo kordhin hal sano ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku dhawaaqay in muddo hal sano ah lagu kordhiyay xil-haynta hay’adaha dowladda, kadib markii la...
Israa’iil oo maanta joojisay in Salaadda Jimcaha lagu Tukado Masjidka Al...
Maamulka Yuhuudda ayaa soosaaray amar ku saabsan in jimcaha maanta ah la joojiyay in Salaadda Jimcaha lagu tukado Masjidka Al Aqsaa iyada oo sabab...
James Swan oo loo Magacaabay wakiilka Qaramada Midoobay ee DR Congo
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay diblomaasiga Mareykanka James Swan inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta...
Maamulka Hirshabelle oo Xilalkii Ka Qaaday Mas’uuliyiin Ka Tirsan Buulo Burte
Maamulka Hirshabelle ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii Degmada Buulo Burte Xasan Maxamed Cabdi iyo Duqii Magaalada Cabdisalaan Cali Maxamed, kadib dhacdooyin la xiriiray xubno...
Madaxweynaha Galmudug oo isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirrada
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne oo tirsigiisu yahay Lr. 299, kaas oo lagu magacaabay...
Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirrada XFS?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi Barre. Kulanka ayaa looga...
Sicir Barar Ku Yimid Shidaalka Suuqyada magaalada Boosaaso
Waxaa sare u kac laga dareemayaa qiimaha shidaalka ee suuqyada magaalada Bosaso, iyadoo sicirka fuustada shidaalka uu si muuqata uga kordhay qiimihii shalay.
Sicirka Shidaalka...
Farmaajo oo Digniin adag u diray Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa digniin adag u diray Madaxweynaha xilka haya, Xasan Sheikh Maxamuud, isaga oo uga digay in wax-ka-beddel...
Iiraan oo beenisay in ay gantaal ku weerartay Turkiga
Ciidamada Qalabka Sida ee dalka Iiraan ayaa beeniyay in ay gantaal ku weerareen Turkiga, iyagoo ku adkeystay in ay inay ixtiraamayaan madaxbannaanida iyo darisnimada...
DFS oo sheegtay in ay hirgalineyso Dastuurka dalka oo ay ansixiyeen...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay in dowladddu ay guda-galayso wejiga hirgelinta iyo dhaqan-galka qodobbada Dastuurka ee ay dhawaan ansixiyeen...









