Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ayaa shaacisay in Dawladda Israa’iil ay si rasmi ah u siisay oggolaanshaha diblomaasiyadeed Safiirkii ugu horreeyay ee Somaliland u fadhiyi doona Israa’iil, Dr. Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud (Maxamed Hagi). Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay...
Xisbiga midigta fog ee Britain ee Reform UK ayaa shaaciyay qorshe cusub oo si weyn u adkeynaya siyaasadda socdaalka, kaas oo ay ku jirto in fiisooyinka laga joojiyo lix dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay, haddii ay ku...
Wargeyska caalamiga ah ee The Jerusalem Post ayaa daabacay warbixin uu ku sheegay in Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), la filayo inuu dhammaadka bisha Maarso booqasho rasmi ah ku tago dalka Israa'iil. Sida ay warbixintu xustay, tani waxay noqon...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kazakhstan, Fathudin Cali Maxamed, ayaa magaalada Astana kula yeeshay kulamo heer sare ah mas’uuliyiin ka tirsan waaxda tamarta ee Kazakhstan, kuwaas oo diiradda lagu saaray suurtagalnimada iskaashi ku saabsan sahminta iyo horumarinta shidaalka iyo...
Degmada Buuloburte maalmahan dambe waxaa ka jiray xiisad siyaasadeed oo la xiriirta howlaha doorashooyinka iyo is faham-waa u dhexeeya maamulka deegaanka, guddiga doorashooyinka iyo ciidanka deegaanka. Arrintaan oo u muuqata “filim siyaasadeed” ayaa saameyn ku yeelanaysa bulshada wada deggan...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa weerar Afka ah ku qaaday Soomaalida isaga oo khudbad ka jeedinayay Aqalka Congress-ka ee Capitol Hill, waxa uu Bulshada Soomaaliyeed ee dalkiisa joogta gaar ahaan Minnesota ku eedeeyay in ay ku kaceen Musuq. Donald Trump...
Masar ayaa diyaar u ah inay la shaqeyso xulafadeeda Afrika si ay uga caawiso Itoobiya inay hesho marin ay ku gaarto Badda Cas, haddii Addis Ababa ay muujiso dabacsanaan ku aaddan khilaafka biyaha, sida ay ilo ku sugan Qaahira...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa si adag u cambaaraysay jadwal doorasho oo uu soo saaray guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha Soomaaliya, kaas oo xalay shaaciyay jadwalka doorashada golayaasha degaanka ee dowlad goboleedyada. Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in...
Guddiga Doorashooyinka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay sida ay kuraasta Xildhibaannada Baarlamaanka heer Federaal u kala qaybsanayaan Ismaamullada uu ka kooban Dalkaas iyada oo tiro yar la siiyay Dowlad Deegaanka Soomaalida. Kuraasta ugu badan waxaa la siiyay Ismaamulka Oromada oo uu...
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa waxay xalay Muqdisho ku xireen Weriye C/xafiid Nuur oo ah weriye ka tirsan telefishinka Somali Cable ee Muqdisho. Ciidamo hubeysan oo wata gaadiid ayaa la tilmaamay inay degmada Waaberi xalay ku xireen Weriye C/xafiid...