Puntland ayaa si iskeed ah u hirgeliyay nidaam dal-ku-gal, kaas oo dadka socdaalka ku taga gobolka looga qaadayo $60. Qiimahan ayaa aad ugu dhow $64 ee lagu bixiyo fiisaha elektaroonigga ah ee ay dowladda federaalka Soomaaliya hirgelisay. Saraakiil ka tirsan...
Nin Soomaali ah oo seddex haween ah toorey ku dilay magaalada Würzburg ee gobolka Bavaria, Jarmalka, laguma celin karo dalkiisa waxaana uu si joogto ah ugu sii jiri doonaa xarunta dadka maskaxda laga daweeyo ee Jarmalka. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee JFS ayaa dacwad sharci ah u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, taas oo ka dhan ah xubno ka tirsan Guddiga Olombikada Soomaaliyeed .Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaalka Wasaaradda ee lagu ilaalinayo...
Taliska Ciidanka Danab ee Puntland ayaa sheegay in maamulka hadda jooga uu joojiyay dhammaan xuquuqdoodii iyo mushaarkii ay ku lahaayeen, isla markaana ciidankooda lagu hayo hanjabaad joogto ah. War-saxaafadeed maanta kasoo baxay taliska Danab ayaa lagu sheegay in ciidanka Danab...
Cabashadi shacabka oo ay xalinteeda ku filneed Wicitaan, waxaa loogu sii daray culees kale iyo saacado shaqo hakin ah si la isugu sawiro. Sheekada igu sawir in ay tahay waxaa cadeyneyso, halka ra’iisul wasaaraha taagan yahay waa meesha laga qaato...
Hay’adda duulista rayidka ah ee Soomaaliya (SCAA) ayaa uga digtay shirkadda diyaaradaha ee Flydubai inay si buuxda u buuxiso shuruudaha fiisaha Soomaaliya, ka dib markii la ogaaday in rakaabkii Hargeysa u soo duulay aanu haysan fiisihii elektrooniga ahaa ee...
Waxaa soo baxay cabsi cusub oo ku saabsan soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliyeed, kaddib markii afar qof oo aan la aqoonsan isku dayeen inay fuulaan markab ganacsi oo ku sugnaa 534 kiiloomitir bari ka xigta magaalada Muqdisho, subaxnimadii Isniinta ee...
Warbixin cusub oo ay soo saareen kooxda khubarada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Yemen ayaa shaacisay in uu weli socdo xiriir iyo iskaashi qarsoon oo u dhexeeya Kooxaha Xuutiyiinta,  Al-Qaacida iyo Al shabaab. Sida ku xusan warbixinta...
Puntland ayaa maanta magaalada Garowe geysay in ka badan 300 askari oo booliis ah, kuwaas oo loogu talagalay inay la wareegaan sugidda amniga caasimadda Puntland, xilli ay sanadihii u dambeeyay ay Garowe kusoo badanayeen falalka lidka ku ah amniga...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka kiis uu eedeysane ka ahaa Cabdiqaadir Maxamuud Xasan, oo ka tirsanaa hay’adda Nabadsugidda Jubbaland (NISA), kaas oo lagu eedeeyay in uu dil u geystay Aadan Maxamed Madey. Fadhiga...