Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada ee Arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa billaado guddoonsiiyay Saraakiil iyo Askar u dhashay Dalka Uganda kana mid ah cutubka sida gaarka ah u ilaaliya xafiiskiisa Magaalada Muqdisho. James Swan ayaa ciidamadaan ku tilmaamay in ay...
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay wadaan mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ee wadahadalka uga furmay Madaxtooyada Qaranka. Sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan, kulamadaan waxa ay labada dhinac uga arrinsanayaan...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Aroornimadii hore ee Saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir, jugta qaraxaan ayaa laga maqlay qaybo kamid ah Caasimadda. Sida ay ku warrameen ilo kala duwan, qaraxaan la...
Dowladaha Soomaaliya & Sacuudiga ayaa ku heshiiyay iskaashi dhowr dhinac ka kooban oo xooggiisa saamaynaya dhinaca Dekedaha, kaddib markii Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur uu dhiggiisa Sacuudiga, Salaax Bin Nassar Aljaasir uu la saxiixday...
Qaar kamid ah hoggaanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa faahfaahin kooban ka bixiyay kulankii ay maanta Madaxtooyada Qaranka kula yeesheen Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Mas’uuliyiinta hadalka jeediyay ayaa sheegay in kulanku uu diiradda saaray arrimo muhiim u ah mustaqbalka...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia, ka qabsoomay kulan u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka, kaas oo lagu lafaguray xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka. Kulankan oo saacado badan qaatay, ayaa diiradda...
Goordhow waxaa Madaxtooyadda Soomaaliya ka furmay Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Kulankaan ayaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka, Abaaraha ka jira dalka, amniga gaar ahaan dagaalka AS iyo Ilaalinta Midnimada dalka. Shirkaan...
Waxaa la filayaa in maanta Madaxtooyadda Soomaaliya lagu qabto shir u dhaxeeya Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Kulamadaan ayaa la filayaa in looga hadlo arrimaha doorashooyinka, Abaaraha ka jira dalka,...
Ciidamada Sirdoonka dalka Kenya ayaa ku dhowaaqay in ay fashiliyeen weerar Al-Shabaab qorsheynaysay in ay ka fuliso magaalada caasimadda ah ee Nairobi. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, howlgalka ayaa lagu soo qabtay shabakad isku xiran oo ka tirsaneyd Al-Shabaab. kuwaasi...
Somaliland ayaa si adag u cambaareysay hadallo shalay ka soo yeedhay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, kuwaas oo uu kaga horyimid  aqoonsiga Somaliland, iyadoo ku tilmaantay faragelin aan la aqbali karin oo lagu carqaladeynayo xidhiidhada ay la leedahay waddamada...