Madaxtooyada Soomaaliya waxaa maanta ka dhacaya Shirka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyaga oo kawada hadlaya xaaladda Dalka, qorshaha Geeddi socodka Dalka & sidii kulamada u dhaxeeya ay usii socon lahaayeen.
Kulan is arag ah oo...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay inuu Dowladda Turkiga ka codsaday taageero diblomaasiyadeed oo ku saabsan dadaalka ay Addis Ababa ugu jirto helitaanka marin-badeed, xilli uu booqasho rasmi ah ku yimid madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.
Abiy ayaa shir...
Maxkamadda Degmada Hargeysa ayaa xukun ku ridday Mubaarik Axmed Yuusuf, oo loo yaqaan Mubaarik Oktoober, kadib markii lagu helay dambi la xidhiidha jidh dil uu u geystay xaaskiisa, fannaannada Farxiya Axmed Caddaawe Geedi (Farxiya Fiska).
Sida ku cad warqadda rasmiga...
Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in Bisha Ramadaan laga arkay gudaha dalkaasi, waxayna ku dhawaaqday in maalinta berri oo Arbaco ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, ayada oo meelo kala duwan oo Sacuudiga ah laga arkay bisha.
Kadib war...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka telfoonka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar, Tamim bin Xamad Al Thani, oo ay kaga wada hadleen xaaladda guud ee Soomaaliya iyo tan gobolka.
Intii uu socday wada-hadalku, labada hoggaamiye waxay ka wada hadleen...
Dowladda Australia ayaa lagu eedeeyay in ay waddo qorshe sir ah oo la doonyo si ballaaran loo mamnuuco muhaajiriinta ka imaanaya 37 gobol oo ku yaalla 13 dal, waxaana ka mid ah Soomaaliya iyo Gaza.
Qorshahan oo lagu magacaabo “Fortress...
Muwaadin u dhashay dalka Spain ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah kaddib markii uu iska dhigay bixiye adeeg oo la shaqeeya howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, si uu si khiyaano ah u helo lacago, kaddib baaritaan ay...
Wasiirka Warfaafinta Dowlad-goboleedka Jubbaland, Cabdifataax Maxamed Mukhtaar, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, kaas oo sheegay in madaxda Puntland iyo Jubbaland ay ku qasban yihiin inay tagaan Villa Soomaaliya.
Cabdifataax Mukhtaar ayaa...
Dowladda Turkiga ayaa maanta u soo dirtay xeebaha Soomaaliya markabkeeda qodista gunta-dheer ee Cagri Bey dalka, kaas oo wasiirka tamarta Turkigu sheegay in ay tahay hawlgalkii ugu horreeyay ee sahamin badeed oo ay Ankara ka fuliso meel ka baxsan...
Guddida Dhaqanka Beelaha Gobolka Awdal ayaa beeniyay in lasoo xidhay nabada beelaha wada daga Awdal iyo Salal sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland 14-02-2026.
Guddidu waxay sheegtay in ay bulshadu si weyn uga walaacsan tahay hadallada ka soo yeedhay...









