Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah u fulisay Xasan Cali Iftiin Buule (Gacmey) Iyo Xasan Cali Ibraahim Maxamed Axmed (Baari, Biibaaye, Sacad) oo loo haystay Dilal & Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Labadaan Xasan Cali ee saaka...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa mar kale ku celiyay rabitaanka Itoobiya ee helitaanka Badda Cas, isagoo ku tilmaamay arrin istiraatiiji u ah nolosha waddamada dadka badan leh, intii uu ka hadlayay Shirweynaha 39aad ee Caadiga ahaa ee Midowga...
Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar Xeydar Muqtaar iyo Maxamed Qadar Cali Aadan, oo labaduba lagu heystay dilal iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo sanadkii 2025. Baaris...
Dagaal u dhexeeya ciidamo beeleed ka kala tirsan beelaha wada dega gobollada Somaliland ee Awdal iyo Salal ayaa maanta dib u qarxay, kadib markii shalay uu Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cabdalle Maxamed Carab, ku dhawaaqay in heshiis laga gaadhay...
Masar ayaa kaga dhawaaqday shir madaxeedka Midowga Afrika ee Addis Ababa in ay dhawaan u soo diri doonta Soomaaliya ciidamo iyo diyaarado militari, taasoo qayb ka ah Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar,...
Soomaaliya ayaa noqotay xubinta 45-aad ee ku biirta Habraaca Dib-u-eegista Wadajirka Afrika (APRM), taasoo la sheegay in ay muujinayso sida ay uga go’an tahay horumarinta hufnaanta dimuqraadiyadda iyo isla xisaabtanka hay’adaha, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya,...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubaland ayaa howlgal gaar ah oo socday muddo afar maalmood ah ka fuliyay Howdka Fog ee Badda Madow, deegaanka Lagta Hola-Wajeer ee Degmada Badhaadhe, halkaas oo lagu jabiyay Kooxda Al-shabaab sida ay tebisay warbaahinta...
1- Khadija Ossoble Ali – Belgium & European Union (Ambassador / Permanent Representative) Hawiye/Mudulood/Abgaal 2- Jabril Ibrahim Abdulle – Kenya (Ambassador) Hawiye/Mudulood/Abgaal. 3- Mohamed Amin Sheikh Osman – Saudi Arabia (Ambassador) Hawiye/Abgaal 4- Salad Ali Jele – Djibouti & IGAD (Ambassador /...
Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Raage Ceele ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo ujeeddadu ahayd sugidda amniga shacabka iyo xasilinta guud ahaan deegaanka. Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa...
Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in ay hirgelin doonto nidaam canshuur dhaaf loogu samaynayo badeecadaha ay dalkiisa u dhoofiyaan 53 dal oo Afrikaan ah, kuwaasi oo uu la leeleeyahay xidhiidho diblomaasiyadeed, laga bilaabo 1-da May 2026. Warbaahinta dowladda Shiinaha ayaa...