Ciidamada Difaaca Shacabka Uganda ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), ayaa lagu boorriyay in ay ilaaliyaan isla markaana sii xoojiyaan guulaha dhinaca amniga ee laga gaaray waaxda Baraawe. Dardaarankan waxaa bixiyay Taliyaha Battle Group...
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan hore loo shaacin ugu ambabaxay dalka Kenya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu halkaas kulammo kula yeesho madaxda dalkaas iyo mas’uuliyiin ka socota beesha caalamka. Wararka laga helayo ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in safarkan...
Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo garan ka helaya kuwa Federaalka ayaa la sheegay in ay duullaan ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen Ciidamada Laftagareen oo duleedka Magaalada Baydhabo ah. Dagaalkaan waxaa ka dhashay khasaara dhimasho iyo dhaawac inkasta...
Roob saacado badan ka da’ayay magaalada Muqdisho ayaa hakad weyn geliyay isu socodka gaadiidka iyo dhaqdhaqaaqa guud ee caasimadda, kadib markii waddooyin badan ay noqdeen biyo-xireenno. Waddada mashquulka badan ee KM4, gaar ahaan dhanka aadda Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, ayaa...
Madasha mucaaradka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay hindise cusub oo doorasho oo lagu qabanayo nidaamka qof iyo cod ah oo dalka oo dhan ka dhacda, iyadoo isla markaana la ilaalinayo nidaamka awood-qaybsiga ee 4.5. Sida ku cad hindisaha, waxaa la soo...
Taliska sare ee ciidanka Iiraan ayaa ku dhowaaqay inay markale si rasmi ah u xireen Marinka muhiimka ah ee Hormuz, iyagoo ku eedeeyay Mareykanka iyo Israa’iil inay ku xad-gudbeen heshiis xabbad-joojin ah oo dhawaan la gaaray. Go’aankan ayaa yimid xilli...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, kaddib markii dhowaan loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka ee Koonfur Galbeed. Xil...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa sheegay in xiriirka iyo iskaashiga iyo ka millateri ee Somaliland iyo Israa’iil aanu lahayn wax xad ah, isla markaana uu gaadhi karo dhinac kasta oo ay labada dhinac u arkaan inuu...
Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa Soomaaliya ugu baaqday inay xoojiso nidaamka maaliyadeed ee lagu maareeyo dakhliga shidaalka iyo gaaska, iyadoo dalka uu isu diyaarinayo kororka howlaha sahminta shidaalka ee la filayo inay billowdaan dabayaaqada sannadka 2026. Talooyinka IMF ayaa ku...
Degmada Jalalaqsi gobolka Hiiraan waxaa weli ka taagan xaalad kacsanaan ah ka dib markii saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ay ka socdeen dagaallo culus oo u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed oo ku wada sugan Gudaha Degmada Jalalaqsi. labada dhinac ayaa...