Al-Shabaab ayaa maanta oo Sabti ah weerar hoobiyeyaal ah waxay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin degmada Qansaxdheere, taas oo mar kale muujinaysa caqabadaha amni ee weli ka jira deegaannada koonfurta Soomaaliya.
Tiro madaafiic ah ayaa lagu garaacay...
Waxaa maanta si rasmi ah u daahfurmay Imtixaanka fasalka 12aad (Dugsiga Sare) oo sanad weliba bartamihiisa ay qaaddo Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Wasaaraddu waxa ay howlgelisay Macallimiin, Howlwadeenno iyo Ciidamo katirsan kuwa Hay’adaha ammaanka oo...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ingiriiska, Cabdiqaadir Xaashi, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay wax khilaaf ah kala dhexayn dowladda Israa’iil ama shacabka Yuhuudda ah, isla markaana ay rajaynayso in mustaqbalka ay la yeelato xiriir diblomaasiyadeed oo rasmi ah, hase...
Madax iyo siyaasiyiin ka tirsan Israa’iil ayaa toddobaadyadii u dambeeyay si isa soo taraysa Somaliland ugu tilmaamay “Israa’iil-iisha Afrika”, iyaga oo ku sababeeyey arrimo la xidhiidha dimuqraadiyadda, amniga, iyo xaaladda juqraafiyeed ee ay ku sugan yihiin labada dhinac.
Hadalka ugu...
Dagaalo culus oo u dhexeeya laba beelood oo wada dega degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa galay maalintii saddexaad, iyadoo dagaalladu ay weli ka socdaan qaybo ka mid ah degmada Jalalaqsi.
ugu yaraan 10 qof oo rayid iyo dhinacyada dagaallamaya...
Laba haween oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday dalka Qubrus kaddib markii sida Booliisku sheegay ay qaadeen mowjadaha badda ah xilli ay ku dabaalanayeen meel u dhow xeebta Oroklini.
Shilkan ayaa dhacay fiidnimadii Khamiista, kadib markii koox dad ah oo...
puntland ayaa sheegtay in aan deegaannadeeda laga oggolaan karin inay ku sugnaadaan ama ka gudbaan ciidamo iyo gaadiid aan ka tirsanayn ciidamada Puntland.
Go'aanka ayaa lagu shaaciyey war-saxaafadeed ka soo baxay shirka Golaha Wasiirrada Puntland, kaas oo lagu sheegay in...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si rasmi ah uga qayb galay daah-furka Madashii ugu horreysay ee Ganacsiga Somaliland iyo Israa’iil (Somaliland-Israel Business Forum), taas oo lagu qabtay magaalada Tel Aviv sida lagu sheegay...
Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle,Qaraxa ayaa ahaa miino nooca dhulka lagu aaso, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar.
Qaraxaan ayaa ka dhacay goob ay ku dabaal-dagayeen Ardayda fasalka 8-aad oo maanta...
Suuqyada magaalada Muqdisho ayaa maanta laga waayay Hilibka Geela oo bulshada Soomaaliyeed ay si maalin leh u cunaan.
Dowladda ayaa canshuuro dheeraad ah ku soo rogtay Geela xilliyada la keenayo suuqyada magaalada Muqdisho.
Ganacsatada qaarkood ayaa warbaahinta waxaa ay u sheegeen...









