Suuqyada magaalada Muqdisho ayaa maanta laga waayay Hilibka Geela oo bulshada Soomaaliyeed ay si maalin leh u cunaan. Dowladda ayaa canshuuro dheeraad ah ku soo rogtay Geela xilliyada la keenayo suuqyada magaalada Muqdisho. Ganacsatada qaarkood ayaa warbaahinta waxaa ay u sheegeen...
Aargoosi ka biloowday jirdil loo geystay gabar u dhalatay mid kamida beelaha dega Degmada jalaqlaqsi ee Golka hiiraan ayaa sababay inuu isku badalo dagaal ka dhashay dhaawac, dhimasho iyo burbur hantiyadeed. Dagaalka oo bilowday saakay waaberigii ayaa soo gaaray xiligan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo wareysi gaar ah bixinaayay ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta ku bahoobay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed kuwaasi oo uu ku eedeeyay in ay khalalaase la dammacsan yihiin magaaladda...
Qoysaska shaqaalaha markab ay burcad-badeed ku haystaan meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya ayaa shaaciyey in xubnaha markabka ay weli ku jiraan gacanta kooxaha afduubka tan iyo 2-dii May, iyagoo muddo ka badan 45 maalmood wajahaya xaalado adag oo bani’aadannimo. Sida...
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa amartay in daryeel Caafimaad oo dibadda ah loo diro Kormeere Saddexaad Calasow Hiraabe Cali oo ah Sarkaal katirsan ciidanka Booliiska gaar ahaan kuwa Jakboontiyada guurguura oo naafo ku noqday qarax haleelay gaari...
Wasiirka Gaashaandhigga Israa’iil, Israel Katz, ayaa sheegay in dalkiisu muddo dheer si qarsoodi ah ula lahaa Somaliland iskaashi dhinaca amniga iyo milateriga ah, isaga oo xusay in labada dhinac ay hadda doonayaan inay iskaashigaasi gaadhsiiyaan heer cusub. Hadalka wasiirka ayaa...
Burcad-badeed looga shakisan yahay ayaa isku dayay inay fuulaan markabka xamuulka qaada ee Greta Star xilli uu marayay koonfurta xeebaha Yemen 15-kii Juun, sida ay sheegeen hay'adaha ammaanka badda. Shirkadda ammaanka badaha ee Vanguard Tech ayaa sheegtay in markabka oo...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aan lagu aamini karin mas’uuliyadaha muhiimka ah ee qaran, isaga oo ku eedeeyay inay ku guuldarreysatay gudashada waajibaadyo muhiim ah. Axmed Madoobe ayaa xusay in arrimo ay ka mid yihiin...
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil naxdin leh oo galabta ka dhacay waddada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Balcad, kaas oo gaystay khasaare kala duwan. Shilka ayaa yimid, kadb markii ay isku dhaceen gaari Surf ah oo...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii uu hoggaaminayey ee booqashada rasmi ah ku jooga dalka Israa’iil, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Dhaqaalaha iyo Warshadaha Israa’iil, Nir Barkat, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaale...