Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii uu hoggaaminayey ee booqashada rasmi ah ku jooga dalka Israa’iil, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Dhaqaalaha iyo Warshadaha Israa’iil, Nir Barkat, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaale...
Magaalada Baydhabo waxaa ka taagan xaaladda siyaasadeed kadib isbeddelkii ka dhacay maamulka Koonfur Galbeed. ciidamo lagu eedeeyay inay ka amar qaataan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxay fuliyeen xarigyo loo geystay shaqsiyaad lagu tilmaamay inay ku dhow yihiin madaxweynihii hore...
Garsoorka waa qeyb muhiim u ah Dowladnimada, waxaana lawada ogsoon yahay hadii garsoorku xumaado cadaaladana laga fogaado in ay xumaaneyso jiritaanka dowladnimada iyo amaanka. Garsoorka Soomaaliya waxaa wali ka dhax jira cadaalad daro iyo dulmi baahsan, waxaana Maxkamadaha dalka qaarkood...
Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ku baaqay in la xaqiijiyo hannaan doorasho oo hufan, daah-furan isla markaana lagu wada kalsoon yahay, iyadoo walaac ka muujisay doorka guddiga Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. War-saxaafadeed ay soo saartay dowlad goboleedka Galmudug...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa intii uu ku guda jiray booqasho rasmi ah oo uu ku joogo Israel kulan heer sare ah la yeeshay Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland. Kulanka ayaa diiradda lagu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe ee Gobolka Banaadir, iyadoo sanad-dugsiyeedka 2025/2026 ay imtixaanka u fariisteen 46,225 arday. Sida ay sheegeen masuuliyiinta...
Maraakiibta Shidaalka wada ee ku xayiran Marinka Hormuz waxaa ku dhex dabbaaldegay Shaqaalaha saaran ee halkaas ku xayirnaa maadaama heshiis ay wadagaareen Maraykanka iyo Iiraan oo colaadda ka dhex jirta darteed u xayirmeen. Waxa ay indhaha ku hayeen dhaqdhaqaaqyada wadahadallada...
Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daahfuray kalfadhiga 58aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas, waxa uu u jeediyay khudbad uu uga hadlay Amniga, Siyaasadda, Tababarka ciidamada, Doorashooyinka iyo qodobo kale. Waxa uu soo hadal qaaday khayraatka Dabiiciga ah ee...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay 14 ka tirsan Al-Shabaab ku dileen howlgal qorsheysan oo laga fuliyay degmada Kurtunwaarey ee gobolka Shabeellaha Hoose. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu bartilmaameedsaday...
Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay Soomaaliya u qoondaysay $10 milyan oo degdeg ah si looga hortago halista macluul ee sii kordheysa, xilli malaayiin qof ay wajahayaan cunto yari ba'an. Madaxa Arrimaha Gargaarka Degdegga ah ee Qaramada Midoobay, Tom Fletcher, ayaa...