Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray Wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta u qaabilsan Waxbarashada, Dhaqanka iyo Cilmiga, Dr. Maxamed Walac Acmar iyo xubno kale oo katirsan ururkaas.
Ujeedka safarkooda Muqdisho waa sidii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya isaga...
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in imaanshihiisa Muqdisho uu salka ku hayo ilaalinta jiritaanka dowladnimada Soomaaliya iyo raadinta xal waara oo looga gudbo caqabadaha siyaasadeed ee dalka ka jira.
Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay munaasabad casho...
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Somaliland ayaa xabsi dhexe ee magaalada Burco u taxaabay toddoba masuul oo ka tirsan Dawladda Hoose ee Degmada Burco, kuwaas oo lagu eedeeyey lunsi hantiyeed.
Masuuliyiinta la xidhay oo uu magacyadooda baahiyay Xafiiska Hanti Dhawrka Guud...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag u dhaliilay hannaanka ay Xukuumadda Federaalka ku wado arrimaha dastuurka iyo jihada siyaasadeed ee dalka, isagoo sheegay in muddada kooban ee ka harsan muddo-xileedka dowladda aysan suurtagal ka...
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa war ka soo saaray warar lagu baahiyey baraha bulshada oo la xidhiidha kiis nin u dhashay dalka Suuriya, kaas oo muuqaalladiisa lagu faafiyay baraha bulshada, iyada oo ciidamo booliis ahi ay dhibaataynayaan.
Qoraal rasmi ah...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, si uu uga qeyb galo Shirka 39-aad ee Madaxweynayaasha iyo Madaxda Dowladaha Midowga Afrika (AU).
Inta uu socdo shirka, Madaxweynaha ayaa lagu wadaa...
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayaan dhinacyada Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqabalka ee ay ku mideysan yihiin xubnaha Mucaaradka, Maamulada Puntland iyo Jubbaland.
Arrinka ugu muhiimsan ee diiradda lagu saarayo kulamada gaar gaar ah...
Dowladda Masar ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay ciidamo iyo Diyaarado Military oo ka mid noqonaya Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ay u soo dirtay Soomaaliya.
Ku dhawaaqistan ayaa timid kaddib markii Madaxweynaha Soomaaliya...
Xaaladda amniga ee Degmada Wadajir ayaa la soo sheegayaa inay si weyn u xumaatay waqtiyadii u dambeeyay, iyadoo ay jiraan cabashooyin ka imanaya shacabka oo ku saabsan dilal, dhac, iyo kooxo hubeysan oo dhibaato u geysta dadweynaha.
Xaaladda Amiga: Amniga...
Dalalka Koonfurta Suudaan iyo Soomaaliya ayaa noqday kuwa ugu musuqmaasuqa badan caalamka, sida lagu sheegay Warbixinta Tusmada Aragtida Musuqmaasuqa ee 2025 (Corruption Perceptions Index – CPI) oo ay soo saartay hay’adda Transparency International.
Warbixintu waxay muujisay in Koonfurta Suudaan iyo...









