Transparency International waxay daabacday Tusaha Aragtida Musuqmaasuqa ee 2025, Sannadkii saddexaad oo xiriir ah, Ingiriisku waxa uu ku sii dheggan yahay kaalinta 20aad ee adduunka. Wax badan oo ku saabsan weli, dhibcaha waxay hoos ugu dhaceen 70 100-kii ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo lacag sharci-darro ah oo muddooyinkii u dambeeyay laga qaadayay musaafiriinta ka dhoofaya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Lacagtan ayaa la sheegay in Wasiirka Caafimaadka uu...
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaargaar ah oo Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka ah ay wadaan si dhinac weliba uu uga soo tashto qodobada muhiimka ah ee wadahadalkooda ka dhacaya Caasimadda. Ilo kala duwan ayaa Mustaqbal u sheegay in...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dooday in haddii la rabo in la mideeyo Soomaalida, loo baahan yahay in marka hore ay Jabuuti, Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, iyo Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ay ku biiraan...
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ku jiraan ciidamo hubeysan ayaa goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Saciid Deni ayaa waxaa garoonka uga hortegay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa manta muddo 18 bilood ka dib ah soo gaarey magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha kala duwan ee dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa amar ku bixiyay in kaarka caafimaadka ee ay bixiso Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya uu noqdo mid gebi ahaanba lacag la’aan ah, kaddib cabashooyin ka yimid shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa tilmaamay...
Kooxda Al-Shabaab ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegtay in Sheekh Maxamed Saahal, oo ay ku naanaysi jireen Abu Usaama, laguna tilmaamay inuu ahaa madaxa guddiga abaarta ee kooxda, lagu dilay duqeyn cirka ah oo ka dhacday gobolka Jubbada...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Qaramada Midoobay, kuwaas oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Waxaa goordhoweyd garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho shil ku gashay diyaarad ay leedahay shirkadda StarSky. Diyaaradan ayaa kamid ah kuwa gobollada dalka u duulla, waxaana wararka aan helayno sheegayaan in markii ay ka kacday garoonka Muqdisho...