Saraakiil katirsan Ciidanka Dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in duqaymo diyaaradeed lagu beegsaday Xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaan u dhow Degmada Bu’aale ee Gobolka Jubada Dhexe Dowlad-Goboleedka Jubbaland.
Duqayntaan waxa ay saraakiishu shaaciyeen in lagu beegsaday xarumo ay...
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa difaacay kordhinta weerarrada cirka ee Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay taageero muhiim ah oo ka awoodda ISIS isla markaana ay xajiyaan dhul istiraatiiji ah oo laga saaray Daacish sanadkii hore.
Intii lagu guda jiray shir...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin gurmadka abaaraha, maareynta musiibooyinka iyo ansixinta heshiisyo caalami ah.
Golaha ayaa ugu horreyn dhageystay warbixinno ku saabsan...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, isla markaana ah caasimadda kumeel gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, waxaa ka dhacay dagaal dhaliyay khasaare kala duwan.
Dagaalka oo socday tan iyo galinkii dambe ee shalay ayaa mar kale maanta dib...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga laga leeyahay nooca F-16 la keenay magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu wareejiyay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, inkastoo aysan caddeyn in diyaaradahaasi ay yihiin...
Warbixin cilmi-baariseed oo cusub oo ay soo saartay global Initiative oo ah shabad ka shaqeysa xuquuqda aadanaha, dimuqraadiyadda, maamul wanaagga, iyo horumarinta, ayaa sheegtay in deegaanka Milxo, oo ku yaalla Buuraleyda Golis ee gobolka Sanaag, uu noqday goob si...
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga dhacay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqal Insaanka Qaranka, taas oo indhaha si gaar ah loogu hayay, maadaama ay go’aamineysay jihada uu guddigu qaadi doono afarta sano ee soo socota.
Doorashadan, oo...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha CXDS, kaddib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.
Xil wareejinta ayaa u dhexeysay Taliyihii...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa sheegtay inay xalay fulisay howlgal amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Qaahira ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
NISA oo kaashaanaysay saaaxiibada caalamiga ah ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in howlgalkaan lagu...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sanadkii labaad oo xidhiidh ah ka qaybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dowladaha Adduunka (World Governments Summit), kaas oo ka socda magaalada Dubai ee Isu-tagga Imaaraadka Carabta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo...









